Dr.Xasan Combe Xaaji Xuseen

Dr.Xasan Combe Xaaji Xuseen professional doctor at FAYO Hospital

07/11/2024

"احتلال الأرض يبدأ من احتلال العقل واحتلال العقل يبدأ من احتلال اللغة.

27/10/2024

HANTIDA UGU QIIMAHA BADAN EE AAD HAYSTID ADDUUNKA WAA DIINTAADA IYO CAAFIMAADKAAGA

23/10/2024

Habeenkii haddii Hurdadu kaa Tagto Salaatu-Layl Tuko, waxaa Hubaal ah in Hurdadu kuu soo Dhacayso

25/09/2024

Labo Siyaabood baa dadka lagu maamuli karaa :
1.In la Cabsi geliyo
2.iyo in la Niyad jebiyo

22/09/2024
Celebrating my 2nd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉
22/09/2024

Celebrating my 2nd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

01/07/2024

ASC AKHYAARTA QIIMIGA BADAN WAXAAN DIB U BILAABAYNAA WACYI GELINTII CAAFIMAADKA INSHA ALLAAH

05/03/2024

CALAAMADAHA LAGU GARTO KANSARKA CALOOSHA
‐--------------------------------------------------------------------

1.Calool Xanuun
2.Laab jeex
3.Caloosha oo Buuxda markata
4.Matag iyo Lab-Labo
5.Abateed Xumo
6.Miisaankaaga oo deg-deg u Dhacaya
7.Matag Dhiig La Socdo
8.Daal Faro Badan
9.Dhiig Saxarada La Socda
10.Cuntada oo aan Caloosha Ka baxayn

30/12/2023

Cidda WAX Ku Yeesha iska Cafi oo iska saamax, maxaa yeelay Adba markaad Dembi Gashid waad Jeceshahay in ilaahay kuu Dhaafo

19/12/2023

MUSHAHARKU WAA DAROOGADO UGU HALISTA BADAN EE KAA DHIGAYSA QOF AAN FAKARIN

17/12/2023

Habeenka ugu dheer habeenada waa habeenka koowaad ee Qabriga aad u hoyato

Address

Laascaanood

Telephone

+252907742657

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Xasan Combe Xaaji Xuseen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Xasan Combe Xaaji Xuseen:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category