Sool Nursing Association Puntland

Sool Nursing  Association Puntland health information

11/05/2022
Share like follow comments please
28/05/2021

Share like follow comments please

Share like follow and comment Answer this question?
21/05/2021

Share like follow and comment
Answer this question?

Ka soo jawaba suasha  Yaan lala balhylin intaaz
14/05/2021

Ka soo jawaba suasha

Yaan lala balhylin intaaz

Waa___maxay___Baabasiir❓Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mi...
06/05/2021

Waa___maxay___Baabasiir❓

Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.

1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.

Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.

Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa weyan calmdihisu

04/05/2021

10 cunto oo jidhka faido u leh

Asxbta waa cashara deeni taxana ha ahaa Ka faidaysi wacan
03/05/2021

Asxbta waa cashara deeni taxana ha ahaa
Ka faidaysi wacan

CUNTADA UGU FIICAN DUMARKA XILIGA CAADADA       wll Waqtiga caadada waa marxalad dumarka dareman xanuun iyo calamado kad...
03/05/2021

CUNTADA UGU FIICAN DUMARKA XILIGA CAADADA wll

Waqtiga caadada waa marxalad dumarka dareman xanuun iyo calamado kadhasha caadada sidaas awged waxa fiican ineey cunaan cunto munasab u ah si uu uga yaraado xanuunka iyo calamadaha.

cuntoyinka ufican waqtiga cadada ee dumarka ufican iyo cuntoyinka anan u ficneyn iney cunaan iyo taloyin kale oo muhima xiliga cadada.

CUNTADA UFICAN XILIGA CADADA

Hadii aad awoodo cuntooyinkan wainaad cuntaa xiliga cadada. Waxa kamda:

✔ CUNTADA LAGA HELO IRON TA

( IRON) ama birta waxa eey muhim utahy in lasosaaro unugyada dhiiga cascas ee loyaqaan ( Red Blood Cells) taaso muhim u ah in uu (Oxygen) wada gaaro jirka.
Sidokale awood ayuu jirka kahelaa.

Xiliga cadada madama dhiig badan ka baxayo gabdha waxa isna yaraanaya birta ama iron ta jirka tasna waxa kadhalanaya tabar yari iyo daal. Siaad uhesho wixii kabaxay cun cuntadan leh Iron ta

✅ Doorada

Waxa laga helaa doorada Iron iyo protein wana cuntoyinka ugu fiican xiliga cadada

✅ Malaayga

Malayga waxa uu qani kuyahay birta ama Iron ta iyo protein sdkle waxa laga helaa omega 3 waxana ka saacida inuu kayardo gabdha xanuunka caadada.

✅ rashinka miraha leh

Sida digirta misirta iyo cuntada kalee qol foofta leh.cuntadaan waxa laga helaa Iron waxeyna kor uqadaa birta kujirta dhiiga.

✔ CUNTADA LAGA HELO VITAMIN G

Vitamin G waxey kor uqadaa difaca jirka sidookale waxay kaqeyb qadata in lacus beeyneysiyo unugyada jirka sidookale waxa eey kaqeyb qadataa jirka inuu nuugo birta ama Iron ta .

✅ cuntoyinka laga helo vitamin G

✅ miraha leh asiidhka sida liin dhananta

✅ cananaaska ✅ barakooliga

✅ fil....

✔ CUNTADA LAGA HELO XIRKAHA LEH

Cuntada leh xirkoxirkaha wa il muhima u wangsn xiliga cadada dumarka. Waxa eey saarta sunta waxyna yareeysa in biyaha kuso noqdan jirka (kukeydsaman) xiliga cadada. Sidokale waxey dheeli tirta hormones ka jirka waxey hagajisa hurdada siwangsana wa u ilaalisa miisanka. Waxa kamida cunoyinkas

✅ cuntada miraha leh

✅ afakadhada ✅ miraha flax (kataanta

✔ CUNTADA LAGA HELO (MG)

Wa cuntoyinka ugu muhimsan xiliga cadada ee dumarku cunan waxeyna babisa xanuunka dhiiga caadada madax xanuun ka iyo hurdo laanta xiliga cadada

Waxa kamida cuntada laga helo (MG)

✅ mooska ✅ kaluunka salamon

✅ loowska ✅ qudaarta cagaaran

✔ QUDAARTA IYO MIRAHA

Waa cuntoyinka laga helo biyo jirkana kadhiga mid qoyan sidookale waxa laga helaa birta zinc iyo mg ta.

Waxa kamida kuwad cuni karto xiliga cadada aad kujirto.

✅ qaraha ✅ canabka ✅ khajaarka

✅ isbiinejka.........

✔ CUNTADAN HACUNIN XILIGA AAD KUJIRTO CAADADA

✅ cuntada cusbada badan

Waxey sababe jirka in biyo badan kukeyd samaan iyo barar hdaba hacunin

✅ sokorta badan

✅ cuntada kulul ee basbasta leh

✅ hilibka gaduudan iyo cuntada dufanta badan

✔ TALOOYIN MUHIMA AH XILIGA CADADA......
CUNTADA UGU FIICAN DUMARKA XILIGA CAADADA

Talooyin kaan raac waqti cadada kujogto

✅ cuntoyinka ka uwangsn ee aan kor kuso sheegnay cun kuwa aan wanganyn katag

✅ biyo badan cab waqti cadada kana fogaw cabitanda sokorta badan.

✅ iskayareey cabitanda leh kafaayga badan sida qaxwada shaaha.

W/Q Dr Mohamed Buubaal

Hadad faaiday ufaideey walalaha kale oo dheh thnks

Kusobiir page keena caafimad ka.

Waa gedaha aynu badanka isticmalno waana khamunta iyo faida ay inoo ledahy hadi adan ogyn hada ka faidyso mahanis Axbta(...
02/05/2021

Waa gedaha aynu badanka isticmalno waana khamunta iyo faida ay inoo ledahy hadi adan ogyn hada ka faidyso mahanis Axbta
(Share like iyo follow) ha la bakhaylina

Address

LASANOD General Hospital
Laascaanood

Telephone

+252634978088

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sool Nursing Association Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sool Nursing Association Puntland:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram