10/08/2025
Kalkaal Dermatology waxay idiin soo kordhisay adeegyo casri ah oo ku saleysan qalabyo laser tayo sare leh, si joogto ahna u shaqaynaya.✨ Quruxdaada iyo daryeelkaaga waa mudnaanteena!Adeegyadeenna cusub waxaa ka mid ah:🔹 IPL Laser – Ka saarista timaha dheeriga ah & qurxinta maqaarka wajiga🔹 RF Laser – Furfurista murqaha wajiga & siinta wajiga dabacsanaan🔹 ND YAG Laser – Ka saaristamadoowga & jeexdimaha jidhka🔹 Cavitational Laser – Si casri ah oo baruurta looga saarayo caloosha, gacmaha, cududaha & macasha📍 Booqo Kalkaal Dermatology si aad u hesho adeeg caafimaad & qurux isku dhafan.📞 Nala soo xiriir: 0634902802 ama 0905058027