22/11/2025
WACYIGELIN - Teetano , waa xanuun si fudud ku dhici kara, leh wax-yeello gaadhi karta geeri, loogana hor tago karo in tallaalkiissa la siiyo carruurta iyo in ay xidhaan kabo xidhan,!la iskana dhawro waxyaabaha jidhka mudaya.
Lasanod Manhal Hospital