Dr Muxiyadiin Sulub

Dr Muxiyadiin Sulub 250

16/02/2025

Mucaaridka Soomaaliya ayaa sheegay in cid walba ay u madaxbannaan tahay inay qabsato doorasho u gaar ah haddii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku adkeysto inuu qabto doorasho aan heshiis lagu ahayn.

Hay’adda WFP ayaa hoos geysay mashaariicda qoondada SSC-Khaatumo ee 2025-2026 maamulka Puntland. Hay’addan ayaa iska ind...
30/01/2025

Hay’adda WFP ayaa hoos geysay mashaariicda qoondada SSC-Khaatumo ee 2025-2026 maamulka Puntland. Hay’addan ayaa iska indho tirtey jirtanka maamulka SSC-Khaatumo tan iyo asaaskii maamulka.

WFP, oo wakiil ka ah siyaasadda maamulka Puntland,waxay dhib ka geystay deegaanka gobolka Cayn, iyadoo ka shaqeynas shirqool siyaasadeed oo ay wada wadeen qayb ka mid madaxda maamulka Puntland kuwaa oo ka soo horjeeda siyaasada jiritaanka SSC-Khaatumo.

Xafiiska WFP ee Garowe wuxuu jabiyay dhammaan xeerarkii arrimaha bini'aadamiga ah, kuwaas oo ka reeban ku milanka siyaasadda iyo eexda.

Lifaaqa hoose ka eeg sawirada caddeymo ah

29/01/2025

Ma cumar dhuulaa

25/12/2023

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Muxiyadiin Sulub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category