Æbdi Yasin Mohà

Æbdi Yasin Mohà Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Æbdi Yasin Mohà, AIDS Resource Center, 0907781666, Laascaanood.

06/06/2025
14/03/2025
21/04/2024

Shirka wadatashiga Qaranka Soomaaliyeed ee Xamar laga iclaamiyey, sida keliya ee uu ku najixi karaa waa haddii gogosha loo wareejiyo Laascaanood iyo degaanka SSC Khaatumo, sababta oo ah Maamulka SSC Khaatumo waxa uu astaan u yahay midnimada Soomaaliya oo cid kasta waa soo dhaweyneyaa, Intaa waxaa dheer in Maamulka uu taageero buuxda ka haysto shacabkiisa uuna ku guuleystey inuu nabad iyo xasilooni ka hirgeliyo dhulka uu maamulo. Laascaanood waxa ay diyaar la tahay jawi nabdoon oo suurtogelinaya wadatashi Qaran Soomaaliyeed oo waxtar leh.

Address

0907781666
Laascaanood

Telephone

+252907781666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Æbdi Yasin Mohà posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram