Gargaar Hospital Las'anod

Gargaar Hospital Las'anod The right care at the right time at right place

05/05/2026

War galin muhuima waxaa gargaar hospital shaqada si rasmiya uga wada Dr Xasan jeebo oo ku takhasusay cudurda neerfaha iyo dhimirka booqo xarunra si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhamays tiran

24/04/2026

Waxaa si habsamiya shaqada uga wada gargaar hospital lascanod Dr Brhanu oo ku takhasusay cudurada ENT sida cunaha dhagaha iyo sanka hadaba booqo xarunta si aad u hesho daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo iyo tayo la gubo

30/03/2026

Ogaysiis muhiima waxaa cusbitalka gargaar dib loo hawl galiyey qaybtii dhalmada oo uu ka hawl galayo Dr siyaad Axmed Kaahin ka faaiidaysi wacan

15/03/2026

Ogaysiis muhiima waxaa cusbitalka gargaar ee magaalada lascanod ka hawl galaya dhakhtarka ENT sida cunaha dhagaha iyo sanka booqo Gargaar si aad u hesho daryeel caafimaad

08/03/2026

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada ku dhaqan mamul goboleedka waqoyi bari in Gargaar hospital lascanod uu shaqada ka wado dhakhtarka Cudurada ku dhaca cunaha dhagaha iyo sanka booqo Gargaar hospital si aad u hesho daryeel caafimaad

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada ku dhaqan goboledka sool iyo nawaaxigiisa in Gargaar hospital lasanod uu shaqada a...
23/02/2026

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada ku dhaqan goboledka sool iyo nawaaxigiisa in Gargaar hospital lasanod uu shaqada ay ka wadaan

11/02/2026

Ka faaiidaysi wacan

10/02/2026
08/02/2026

Ogaysiis muhiima waxaa cusbitalka gargaar ee magaalada lascanod uu ka hawlgalayo 15/2/2026 Dr Brhanu oo ku takhasusay cudurada ENT sida cunaha, sanka iyo dhagaha, faruuryaha iyo wixii lamida
1 daawaynta xoqodaha iyo qaliin kooda
2 daawaynta sanboorka iyo qaliinka, cadka sanka xidha, cuncuka sanka, xasaasiyada.
3 daawaynta dhaga dilaaca soo noqnoqda
4 tolida iyo qurxinta dadka faruuran
5 toosinta sanka qalooca iyo qurxintiisa,
Drku wuxuu isticmalaya qalabka endoscopy iyo camerada cunaha iyo sanka lagu eego iyo kombayutarka dhagaha lagu cabiro
754445/ 0634108080

Ogaysiinaya muhiima dhamaan bulshada ku dhaqan goboledka sool iyo nawaaxigiisa in Gargaar hospital uu shaqada ka bilaaba...
04/12/2025

Ogaysiinaya muhiima dhamaan bulshada ku dhaqan goboledka sool iyo nawaaxigiisa in Gargaar hospital uu shaqada ka bilaabayo Dr siyaad oo ku takhasusay cudurada dumar ka booqo Gargaar si aad u hesho daryeel caafimaad

07/08/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS

Gargaar Hospital Las'anod WAXAA KUUGU DIYAARA DR. XASAN JEEBO oi ah DHAQTARKA KU TAQAQUSAY, CUDURADA NEERFAHA IYO DHIMIRKA WAXA UUNA DAWAYNAYAA CUDURADA DHABAR XANUUNKA, QALALKA, ISKUBUUQA, SUUXDINTA, DHAMAAN XANUUNADA KU DHACA NEERFAHA IYO DHIMIRKA BOQO AMA WAC O634108080

Waxaa la ogaysaiinayaa dhamaan bulshada kudhaqan gobolka sool iyo nawaaxigiisa in gargaar hospital lascanod uu shaqada k...
20/07/2025

Waxaa la ogaysaiinayaa dhamaan bulshada kudhaqan gobolka sool iyo nawaaxigiisa in gargaar hospital lascanod uu shaqada ka wado
DR. Xasan jeebo oo ku takhasuusay dawaynta xal u radinta cudurada ku dhaca neerfaha iyo dhibirka sida
A. Neerfa xanuunka madaxa joogtada ah
B. Dhinac qalalka
C. Dhabar xanuunka
D. lowya xanuunka
E. Faaliga
F. xasuusta lunta
G. welwelka / hurdo la aanta / isla hadalka
H. Waalida / suuxdinta /afqalooca
Dhamaan xanuunada ku dhaca neerfaha iyo dhimirka
DR. wuxuu shaqaynaya malinta arbacada iyo khamiista isbuucwalba wuxuuna isticmalaya kombayutarada madaxa /
Boqo Gargaar Hopital Lascanod ama wac numbaradan
TELL: 754445/ 0634108080

Address

SOMALIA, SOOL, LAS'ANOD, MAIN Street
Laascaanood
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar Hospital Las'anod posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category