Royal Las Laundry

Royal Las Laundry Welcome to ROYAL ๐Ÿ‘‘ LAS LAUNDRY, where we provide exceptional laundry and dry cleaning services. Why Choose Us? We look forward to serving you!
(1)

Welcome to Royal Las Laundry, your premier destination for exceptional laundry services in Laascanod, Sool, SSC-Khaatumo, Somalia! Since our inception, we have been committed to delivering top-notch laundry solutions tailored to meet the diverse needs of our esteemed customers. Our mission is to provide reliable, efficient, and high-quality laundry care, ensuring your clothes look and feel their best. Our Story
Royal Las Laundry was founded with a passion for making laundry day a hassle-free experience. Recognizing the need for a dependable laundry service in our community, we embarked on a journey to offer comprehensive and customer-focused solutions. Today, we are proud to serve the residents and businesses of Laascanod with unmatched dedication and excellence. Our Services
At Royal Las Laundry, we offer a wide range of services designed to cater to all your laundry needs:

Wash and Fold: Enjoy perfectly washed, dried, and folded laundry, ready for you to pick up and put away. Dry Cleaning: Preserve the quality of your delicate and specialty fabrics with our professional dry cleaning service. Pressing and Ironing: Achieve a crisp, polished look with our meticulous pressing and ironing services. Alterations and Repairs: Keep your garments in top condition with our expert mending and alterations. Specialty Cleaning: From bedding and linens to curtains and drapes, we handle all types of specialty items with care. Commercial Laundry: We provide reliable laundry services for businesses, including hotels, restaurants, and medical facilities. Pickup and Delivery: Experience ultimate convenience with our easy-to-schedule pickup and delivery service. Quality: We use advanced equipment and premium detergents to ensure your clothes are cleaned to perfection. Convenience: Our flexible pickup and delivery options make managing your laundry effortless. Customer Service: Our friendly and knowledgeable staff are always ready to assist you with a smile. Eco-Friendly: We are committed to sustainability, using eco-friendly products and practices to minimize our environmental impact. Our Commitment

At Royal Las Laundry, we understand that your clothes are more than just fabric; they are a reflection of your personal style and comfort. Thatโ€™s why we treat every item with the utmost care and attention to detail. Whether youโ€™re a busy professional, a bustling family, or a thriving business, we are here to ensure your laundry is always in pristine condition. Contact Us
Ready to experience the best in laundry care? Visit us at our convenient location or schedule a pickup today! Address: Laascanod, Sool, SSC-Khaatumo, Somalia
Email: royallaslaundry@gmail.com
Thank you for choosing Royal Las Laundry.

10/07/2024
Royal Las Laundry waxa uu ugu hambalyeynayaa Curashada Sanadka Cusub ee ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ”๐ŸŽ‰. Dhamaan Umada Soomaaliyed Gaar ah...
07/07/2024

Royal Las Laundry waxa uu ugu hambalyeynayaa Curashada Sanadka Cusub ee ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ”๐ŸŽ‰. Dhamaan Umada Soomaaliyed Gaar ahaan umada reer SSC-Khatumo
๐„๐ž๐›๐›๐ž sanadkaan kiisa kale ha nagu gaadhsiiyo caafimaad, nabad iyo badhaadhe.

Alla Mahadle

Hambalyo Munaasabadda 1-da LuuliyoMaamulka, Shaqalaha, iyo Howl-wadeenada Royal Las Laundry waxay farxada la qaybsanayan...
01/07/2024

Hambalyo Munaasabadda 1-da Luuliyo

Maamulka, Shaqalaha, iyo Howl-wadeenada Royal Las Laundry waxay farxada la qaybsanayan dhammaan Shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda 64-guurada ka soo wareegtay maalinta xorriyadda, midnimada iyo dowladnimada Soomaaliyeed ee ku astaysan 1-da Luulyo 1960-kii.

Toddobaadka xorriyadda Soomaaliyeed waa mid ku suntan, una taagan gobannimada, midnimada iyo jiritaankeenna.

Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo waxaanu hambalyada la wadaagayna Dhamaan Shacab waynaha Soomaaliyeed..

Sannad Guuro Wacan.


Mudane/Marwo Royal Las Laundry qaybta Daryeelka Macaamisha waxay diyaar kugu yihiin dhamaan mareegaha baraha bulshada ee...
29/06/2024

Mudane/Marwo Royal Las Laundry qaybta Daryeelka Macaamisha waxay diyaar kugu yihiin dhamaan mareegaha baraha bulshada ee aad isticmaasho Goor kasta & Goobkasta
โ€œMudan/marwo u adeegistadu waa farxadayadaโ€

โ€ฆMaamulaha Qaybta Daryelka Macamisha

Hambalyo 26 June. Maamulka, Shaqalaha, iyo Howl-wadeenada Royal Las Laundry   waxay Dhambaal Hambalyo u dirayaan maalint...
25/06/2024

Hambalyo 26 June.

Maamulka, Shaqalaha, iyo Howl-wadeenada Royal Las Laundry waxay Dhambaal Hambalyo u dirayaan maalintan Qaran ee 26june awgeed dhammaan shacab weynaha Jamhuuriyadda Federalka Somaliyeed gaar ahaanna Shacabka reer Laascanod ee Maamulka SSC-Khatumo.

Munaasabadda Xuska 26-ka June waxaanu hambalyada la wadaagayna Dhamaan Shacab waynaha Soomaaliyeed..

Sannad Guuro Wacan.



Xurriyadda Gobolada Waqooyi

25/06/2024

Mid kamida shaqoyinkan uqabanay macamishayada
Royal Las Laundry waxay kuhaysa adeeg aad utaya sareya
Mudane/Marwo Waxad nagalaso xidhidhi karta WhatsApp/call ka number pageka ku qoran ama waxad naguso booqan karta xafiiskayaga fooqa carfi - kaso horjedka masjid jaamaca laascanod



 โ€Žุงูู†ู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุงูู†ู‘ุง ุงูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†Guddoomiyaha Shirkadaha Royal Las Laundry, iyo dhammaan shaqaalaha, hawlwadeenn...
23/06/2024


โ€Žุงูู†ู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุงูู†ู‘ุง ุงูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†
Guddoomiyaha Shirkadaha Royal Las Laundry, iyo dhammaan shaqaalaha, hawlwadeennada iyo Macaamiisha Shirkadda Royal las waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii, asxaabtii, Qoyskii iyo Qaraabadii gaar ahaan reer Baashe, geeridda naxdinta leh ee ku timi Marxuum Dr Maxamuud baashe Barre, oo Xalay ku geeriyoodey Magaaladda Laascanod.

Alle ha u naxariistee Dr Baashe Dirir Ayaa ka mid Ahaa Tiirarka dhaqan, Waxtar iyo waxgarad Ee deegaannadani leeyihiin, Mudadii udambaysayna Wuxuu qaybweyn kahaa dhismaha dawladnimada Deegaanada SSC.

Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka u naxariisto Jannadiisa Fardowsa ugu deeqo, qabrigana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, iyo guud ahaan shacabka SSC-Khaatumo uu ka geeriyooday.

Aamiin. Aamiin.

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—”๐—น-๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ธWaxaanu halkan Hambalyadda cidal udxiyadda u diraynaa dhammaan macaamiisha Shirkadda ROYAL LAS LA...
15/06/2024

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—”๐—น-๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ธ
Waxaanu halkan Hambalyadda cidal udxiyadda u diraynaa dhammaan macaamiisha Shirkadda ROYAL LAS LAUNDRY, maamulka, hawl-wadeenadda Shirkadda, meel kasta oo ay joogaan iyo dhamaan Umadda Musliminta ah. Gaar ahaan umada SSC-KHAATUMO waxan u rajaynaynaa dhamaan in ciidan ciideeda aynu ku gaadhno cimri-dherer caafimaad-qab, cibaado suuban. Waxaan alle ka baryaynaa inuu dhamaanteen inaga aqbalo acmaashii saalixa ahayd ee aynu soo guddanay maalmahii barakaysnaa ee Dil'hija.
Allaa Mahad leh

14/06/2024

Royal Las Laundry and Dry cleaning
waxay kuugu bishaareenaysaa inay kuu Qabanayso Adeegyada hoos ku xusan

Dhaqista Dharka oo dhan
Dhaqista fadhiyada
Dhaqista kuraasta qadada
Dhaqista roogaga
Dhaqista kuraasta meherada iyo xafiisyada
Dhaqista joodariyada
Dhaqista bustayaasha
Dhaqista daahyada

Address

Fooqa Carfi, Ka Soo Horjeedka Masjid Jaamac
Laascaanood

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 18:00
Friday 16:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Telephone

+252638510222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Royal Las Laundry posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Royal Las Laundry:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram