Shabelle Institute Of Education

Shabelle Institute Of Education This page is for health advice and health education for all

Sawiro: Machadka Barashada Cafimadka Shabeele Oo Qabtay Tawabar Ciwaankiisu Yahay Catheterization procedure Waxaa Bixina...
19/01/2026

Sawiro: Machadka Barashada Cafimadka Shabeele Oo Qabtay Tawabar Ciwaankiisu Yahay Catheterization procedure Waxaa Bixinayey Suleiman ( Dr Caato ).

16/01/2026



Waxaa dhamaan Bulshada Jecel Barashada Caafimaadka loogu Bishaareynayaa in Machadka Shabelle Institute Of Education uu qaadan doono Fasalo cusub kuwaasoo lagu baran doono Koorsooyinka hoose ku xusan.
FG korsadu waa lacag la'aan ka fa'ideysi wacan
Taarikhda:18 janayo 2026
Maalinta: Axada
Waqtiga : 4:00 galabnimo

✅️ Public Health
✅️ Nursing
✅️ Laboratory
✅️Phc
✅️ Nutrition
✅️Emergency first aid

Koorsooyinka waxay socon doonaan mudo 5 bilood ah , waxaana lagu bixin doonaa Shahaado ,
Sido kale waxaa lugu so kordhiyey malmaha khamista iyo jimcaha si ay ugu faa'ideystan Ardeyda Aan fursada u heli karin maalmaha kale.

FG. Fasalada la qaban doono waa ay xadidan yihiin

Wixii Faahfaahin ahna kala soo xiriir Lambarada WhatsApp Hoose ku xusan, Mahadsanidiin.

+252615613497 / +252615919268

31/12/2025



WAXAA DHAMAAN BULSHADA KU DHAQAN DEGMADA MARKA IYO NAWAAXIGEEDA LOOGU BISHAAREYNAYAA IN MACHADKA Shabelle Shine UU QABAN DOONO FASALO CUSUB , KA FAAIDEYSI WACAN.

Machadka Shabelle Shine  wuxu qabanaya Course ciwaan kiisu yahay   Benefits of Adequate   in Health Care Facilities ( Fa...
24/12/2025

Machadka Shabelle Shine wuxu qabanaya Course ciwaan kiisu yahay Benefits of Adequate in Health Care Facilities ( Faa'iidooyin ka WASH ee Xarumaha daryeelka caafimaadka.
Koorsada wuxuu ku bixi dona haba online ah:

: Free
: Free
: 3$
: 1 month
Date : 25 December 2025

Wixii faahfahin ah La xariir :-
:+252615613497/+252615919268

Sawiro: Ardeyda Machadka Shabelle gaar ahaan Qeybta  -ka ayaa waxaa loo qabtay Tababar Ciwankiisu yahay   Signs ( Blood ...
16/12/2025

Sawiro: Ardeyda Machadka Shabelle gaar ahaan Qeybta -ka ayaa waxaa loo qabtay Tababar Ciwankiisu yahay Signs ( Blood pressure). fans

Sawiro: Ardeyd Machadka Shabelle Qeybta Sheybarka ayaa waxaa loo qabtay tawbar ku sabsan qeybaha Microscope-ka iyo furfu...
03/12/2025

Sawiro: Ardeyd Machadka Shabelle Qeybta Sheybarka ayaa waxaa loo qabtay tawbar ku sabsan qeybaha Microscope-ka iyo furfuridiisa
Waxa bixiyay Dr Abdirahman Osman Elmi

Sawiro: Machadka Barashada caafimaka Shabeele oo Qabtay tababar Ciwankisu yahay Duriinka.
25/11/2025

Sawiro: Machadka Barashada caafimaka Shabeele oo Qabtay tababar Ciwankisu yahay Duriinka.

24/11/2025

Mamulka Machadka Barashada Computer-ka Al Aqsa, Eng Qaldamow.

22/11/2025
22/11/2025

Ardeyada kaalinta 1aad ka gashay dhanka Nursing oo qudbad ka jeedisay Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 8aad ee Machadka Barashada Caafimadka ee Shabelle Shine

Sawiro: Q3 Xaflada Qalinjabinta Dufcadii8aad ee Machadka Barashada Caafimadka ee Shabeele Institute
20/11/2025

Sawiro: Q3 Xaflada Qalinjabinta Dufcadii8aad ee Machadka Barashada Caafimadka ee Shabeele Institute

20/11/2025

Hadaljeedint: Maamulaha Schoolka Merca Primer And Secondey Teacher Mohamed Xaflada Qalinjebinta Dufcadii 8aad Machadka Shabeele

Address

Via
Merca

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabelle Institute Of Education posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram