
26/04/2025
Hambalyo Ardayda Dhamaysatay Baraktikada!
Waxaan si sharaf leh ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardayda si guul leh uga soo baxay tababarkii/baraktikadii 6-da bilood ahayd ee ay ku qaateen hospitalka Gobalka shabellada hoose
Intii ay nala joogeen, waxay muujiyeen xirfad, adkaysi, hufnaan iyo kalgacal ay u hayaan shaqada caafimaadka.
Waxaan u rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn oo ay ka gaaraan xirfadooda caafimaad.
Aad ayaad u mahadsan tihiin, kuna faana dadaalkiina.