
14/07/2025
Xanuunka Gaaska oo lo helay xal dhab ah ?
061 8725800
Xanuunka Gaaska (Gastric) waa dhibaato caafimaad oo si toos ah u saameysa caloosha, taasoo keenta gubasho xanuun leh, dibiro badan, iyo raaxo-darro joogto ah.
Waa maxay astaamaha gaaska?
Calool xanuun gubasho leh oo kugu haya maalintii iyo habeenkii.
Dibiro joogto ah oo calooshaada ka dhigaya mid bararsan oo aan degganayn.
Dareen culus oo kaa hor istaagaya inaad cunto xitaa cuntada aad jeceshahay.
Dhuun xanuun iyo gaas caloosha ku urura.
Dhicis yaraan – cuntada oo aan si fiican u dheefshiikmin.
Neefsasho kacsan iyo xanuun laabta ka soo muuqda.
Ha Walwalin! Xal Dabiici ah ayaa lagu ciribtiraa gaaska !
Waxaan kuu haynaa dawoyin dabiici ah oo si degdeg ah uga takhalusi doonta xanuunka gaaska, calooshaadana dib ugu soo celin doonta caafimaadkeedii dabiiciga ahaa.
Hadda hel latalin cafimaad iyo dawo Tayo leh !
➡️ WhatsApp: https://wa.me/+252618725800
📱 Nagala so xariir : https://wa.me/+252618725800
---_ --
Fadlan la wadaag fariintan qoyskaaga iyo asxaabtaada — si ay iyaguna uga faa’iidaystaan xalka dhabta ah ee gaaska!
!