Caalami eye clinic and optical

Caalami eye clinic and optical Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caalami eye clinic and optical, Doctor, Mogadisho.

school eye screening
08/05/2025

school eye screening

New arrival  best plastic frames for men .
08/05/2025

New arrival best plastic frames for men .

Come new frames lady  in  Eidal fitri.
26/03/2025

Come new frames lady in Eidal fitri.

26/03/2025

Men's and lady optical frames
Safaradii cusbaa ee ciidu way ina soo gaadheen
Muraayado leh tayo sare quruxleh midabyo kala duwanleh noocyadii ugu dambeeyay ah waxaad ka helaysaan xarunta Caalami eye clinic and optical .
Tilmaan
soo horjeedka masjid abuhurayra.
📱 063-4555913
📞 063-4139293

08/03/2025
01/03/2025

Ramadaan mubarak
Curashada bisha barakaysan ee ramadaan awgeed waxay xarunta daryeelka iyo daaweynta indhaha ee Caalami eye clinic center qaybteeda muraayadaha u samaysay macaamiisheeda qiimi dhimis 35% waxaanan qiimo dhimis ku samaynay dhamaan muraayadaha
Ay ka midka yihiin
1. Murayadaha degree ah
2. Murayadaha hadhka ah
3. Murayadaha iftiinka celiya ee loo isticmaalo technolojiyada sida mobileka, computer, ipadka
4. Murayadaha akhriska
5. Murayadaha raxagada

Haddaba waxay qiimo dhimistu socon doontaa dhamaan inta aynu ku gudo jirno bisha barakaysan ee ramadaaan.

Wixii macluumaadaka kala xidhiidh:0634555913/ 0634139293

Locationka : ka soo horjeedka masjidka abubuharayra borama somaliland.

01/03/2025

Ramadaan Kareem dhmn umada Muslimka meelkasta oo aad dunida ka joogtaanba ilaahay ha inaga yeelo kuwii ka faaiidaysta bishaas barakaysan caafimaad qabna ha inoogu dhameeyo inta xanuunsana ilaahay danbi dhaaf ha uga dhigo

23/02/2025

Caalami eye clinic and optical

16/02/2025

Caalami eye clinic and optical
Waxaan qiima dhimis ku samaynay dhamaan murayadaha noocyadookala duwan sida
1. Murayadaha degree ah
2. Murayadaha hadhka ah
3. Murayadaha iftiinka celiya ee loo isticmaalo technolojiyada sida mobileka, computer, ipadka
4. Murayadaha akhriska
5. Murayadaha raxagada

Wixii macluumaadaka kala xidhiidh:0634555913/ 0634139293

Locationka : ka soo horjeedka masjidka abubuharayra
borama somaliland.

Address

Mogadisho

Telephone

0634555913

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalami eye clinic and optical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Caalami eye clinic and optical:

Share

Category