Dr Abdirahman Hashi Dhif

Dr Abdirahman Hashi Dhif ENT specialist

16/07/2025

AYAAN YUUSUF MOHAMED waxay mudo dheer la dhibaneyd madax xanuun daran, inkastoo ay soo martay dhaqaatiir badan iyo daawooyin kala duwan, xaaladdeedu wax isbeddel ah ma gelin, nasiib wanaag waxay fursad u heshay inay la kulanto Dr. ABDIRAHMAN HASHI DHIIF wuxuuna u fuliyay qaliim caafimad oo dhameystiran, hada wey caafimaad qabta.

14/07/2025

AMIIN AADAN oo ah bukaan mudo la dhibana hilib sanka uga soo baxay, kaaso xanuun badan ku haayay, wuxuu soo gaaray isbtitaal KAAFI, wuxuuna halkaas kula kulmay Dr. ABDI RAHMAN HASHI DHIIF, wuxuuna usameyay qaliin quulestay, hada wuu caafimad qaba.

01/07/2025

HAMBALYO:
Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeynaa Maalinta Xorriyadda qaranka, oo ku beegan 1-da Luulyo, hambalyo dhamaantiin.

Haddii aad ka cabaneyso xanuunno la xiriira cunaha, sanka iyo dhagaha, la kulan dhaqtarka waxa uu kuu qaban doona dhamaa...
30/06/2025

Haddii aad ka cabaneyso xanuunno la xiriira cunaha, sanka iyo dhagaha, la kulan dhaqtarka waxa uu kuu qaban doona dhamaan adeegyadan oo dhameystiran.

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa macquul ah inaad qabto xanuunka  hyprothroidism-ka.wali ma isku aragtay qaar ka...
22/06/2025

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa macquul ah inaad qabto xanuunka hyprothroidism-ka.

wali ma isku aragtay qaar ka mid ah calaamadahaan?

Hadii aad dareento calaamadahan, ha is dhiganin ee waa waqtigii aad la tashan laheed  dhaqtarka.
21/06/2025

Hadii aad dareento calaamadahan, ha is dhiganin ee waa waqtigii aad la tashan laheed dhaqtarka.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊.
19/06/2025

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊.

18/06/2025

Waa bukaan la dhibana xanuun daran oo qumanka ah, waxay la kulantay Dr. ABDIRAXMAN HASHI DHIIF Daawo muqalka iyado ka shekeyneysa xaaladeda.

Hadii aad rabto qaliimo caafimaad oo ku haboon cunaha, sanka iyo dhegaha, la kulan dhaqtarka oo hel qaliimo caafimaad oo...
14/06/2025

Hadii aad rabto qaliimo caafimaad oo ku haboon cunaha, sanka iyo dhegaha, la kulan dhaqtarka oo hel qaliimo caafimaad oo dhameystiran.

Maka cabaneysaa quman xanuun, la kulan dhaqtarka si aad u hesho daaweyn caafimaad oo dhameystiran.
11/06/2025

Maka cabaneysaa quman xanuun, la kulan dhaqtarka si aad u hesho daaweyn caafimaad oo dhameystiran.

10/06/2025

Ma isku aragtaa timo daadasho fara badan, caadada oo qaldanta iyo miisan badan adiga oo aan wax cunta ah cunin, daawo muuqalkan si aad u ogaatid waxyaabaha kuu keeni kara.

05/06/2025

CIIDUL ADXA MUBARAK.
WAXAN UGU HAMBALYEYNAYA DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA AH FARXADA CIIDA BASH BASH IYO BARWAAQO KU CIIDA.

Address

Mogadisho

Telephone

+252611002020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdirahman Hashi Dhif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Abdirahman Hashi Dhif:

Share

Category