Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin

Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin Caafimaadkaagu Waa Mudnaanteena

MAR WALBO WAXAAN DIYAAR U NAHAY IN AAN SI BILAASH AH IDINKUGU SOO CELINNDHOOLACADDEYNTIINNA
19/07/2025

MAR WALBO WAXAAN DIYAAR U NAHAY IN AAN SI BILAASH AH IDINKUGU SOO CELINN
DHOOLACADDEYNTIINNA


Ma dareemeysaa?
19/07/2025

Ma dareemeysaa?


HambalyoAnagoo ah maamulka iyo bahda caafimaadka eeKalkaal Hospital- Afarta Jardiin waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa D...
18/07/2025

Hambalyo

Anagoo ah maamulka iyo bahda caafimaadka ee
Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Dr. L*l Mohamud Mohamed dib-u-doorashadeeda xilka Guddoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association )

Dib-u-doorashadaada waxa ay marag u tahay hogaamintaada wanaagsan, kartidaada, iyo sida aad u matasho danaha dhaqaatiirta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Waxaan ku rajo weynahay inaad sii wadi doonto dadaalkaaga ku saleysan horumarinta caafimaadka, kor u qaadista sumcadda xirfadlayaasha caafimaadka, iyo la shaqeynta isbitaalada dalka.


*lMohamud

JUMMA MUBARAK
18/07/2025

JUMMA MUBARAK

17/07/2025

Mohamud Diireye Hassan oo ka cabanayo Karbaha oo noola keenay isbitaalka Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin Qeybteena fisotarabiyada Lafaha ,seedaha iyo Neerfaha oo leh dadka waaweyn iyo Caruurta oo ka mahad celiyay adeega loo qabtay Qeybteena fisotarabiyada .
So booqo Qeybteena fisotarabiyada Lafaha ,seedaha iyo Neerfaha oo leh dadka waaweyn iyo Caruurta
Dib uso celinta xubnaha howlaha gabay waad naga heleysaa



Introducing New Medical Director at Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin Dr Saddam Hassan Salad
17/07/2025

Introducing New Medical Director at Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin Dr Saddam Hassan Salad

Daryeelka Hooyada iyo Dhallaankeeda
17/07/2025

Daryeelka Hooyada iyo Dhallaankeeda


Calaamadahaan Hadaad isku argto Fadlan lakulan Dhakhtarka wadnaha
17/07/2025

Calaamadahaan Hadaad isku argto Fadlan lakulan Dhakhtarka wadnaha


16/07/2025

Gabar 5-bilood jir ah oo Qaliin Wadnaha ah loogu sameeyay Isbitaalka Kalkaal Afarta Derjiino iyo Ehelkeeda oo rumeysan waayey.


Daaweynta Daloolada Ilkaha
16/07/2025

Daaweynta Daloolada Ilkaha


WAX YAAВАНА КЕΕΝΑXANUUNKA LAF DHABARTA
16/07/2025

WAX YAAВАНА КЕΕΝΑ
XANUUNKA LAF DHABARTA


15/07/2025

isbitaalka Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin Qeybteena fisotarabiyada Lafaha ,seedaha iyo Neerfaha oo leh dadka waaweyn iyo Caruurta waxa kahelaysa adeg dhamestiran
So booqo Qeybteena fisotarabiyada Lafaha ,seedaha iyo Neerfaha oo leh dadka waaweyn iyo Caruurta .



Address

Mogadisho

Telephone

+252611778844

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kalkaal Hospital- Afarta Jardiin:

Share

Category