
17/01/2023
Asc subax wngsn
Turmeri (huruud) inta badan somalida waxan ugaraneyna dumarka inay isku qurxiyan kaliya
Lkn intas bes mhn waxa jirto sirkale sirtaso ah in cunada lagu daarsado in sharaab ahan locabo wayo waxa lashegay jirkena inay ledahay cafimad farabadan waxa kamida.
Istecmalka huruda aad si malinla uqadato ayado buda ama ayado qorya xidid faresh ah waxa kujiro nafaqoyin farabadan kuwaso kahortaga dhiig la,aanta. xasusto kugu yarato.
Infections disease infections kudhaca gudaha iyo bananka jirka. Cudurada cancerka cadaaddiska dhiiga oo said noqda iyo neuritis oo ah cudur kudhaca isha gudaheda ama isha gadud noqota.
Geedka huruda oo fresh ah waxa kujira inbbadan vitamin C.
Waxyaro huruud aad kudarsato cuntada wax dhibata malahan hawenka urka leh carurta intaba way uficantahay.
Mid ogsonow hada qabto gallstones AMA dhagax xamitada kuyal hadu jiro kafogow istecmaalka huruuda wayo waxa kujira chemicals wax udhimayo gallstones
By Drqoreshia Geesey