Dr.Birmad Healthcare Center

Dr.Birmad Healthcare Center Birmad HealthCare Center
Wa Xurun bixisa Adeeg Cafimaad Oo Tayaysan Kuna salaysan Baahida
Bulshadeena

  Ya Eebow Rukub ha iska dhihin Mihii walba ee  ee kuula muuqata goob Caafimaad  Oo Misna Ha Qaadan Daawo Aan Dhaqtar Ku...
28/06/2025

Ya Eebow Rukub ha iska dhihin Mihii walba ee ee kuula muuqata goob Caafimaad Oo Misna Ha Qaadan Daawo Aan Dhaqtar Kuu Qorin .....

๐Ÿ•Œ Jimca Mubarak ๐ŸŽ€๐Ÿ’“๐Ÿ’“๐Ÿ’“๐ŸŽ€Wishing you a peaceful and blessed Friday. ๐ŸคฒโœจJumca mubaarak dhammaan bulshada nagu xiran! โœจ #โ€Œ๐Ÿ‡ฏโ€Œ๐Ÿ‡บโ€Œ๐Ÿ‡ฒ...
03/04/2025

๐Ÿ•Œ Jimca Mubarak ๐ŸŽ€๐Ÿ’“๐Ÿ’“๐Ÿ’“๐ŸŽ€
Wishing you a peaceful and blessed Friday. ๐Ÿคฒโœจ
Jumca mubaarak dhammaan bulshada nagu xiran! โœจ

#โ€Œ๐Ÿ‡ฏโ€Œ๐Ÿ‡บโ€Œ๐Ÿ‡ฒโ€Œ๐Ÿ‡จโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ฝโ€Œ๐Ÿ‡ฎโ€Œ๐Ÿ‡ฑโ€Œ๐Ÿ‡ผโ€Œ๐Ÿ‡ฆ



Dr.Birmad Healthcare Center

โ™•๊ง๊ง‚โ€Œ๐Ÿ‡งโ€Œ๐Ÿ‡ฎโ€Œ๐Ÿ‡ทโ€Œ๐Ÿ‡ฒโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ฉ โ€Œ
๐Ÿ‡ฐโ€Œ๐Ÿ‡ฎโ€Œ๐Ÿ‡ฎ โ€Œ
๐Ÿ‡งโ€Œ๐Ÿ‡บโ€Œ๐Ÿ‡ฐโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ณโ€Œ๐Ÿ‡ฐโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ™•๊ง๊ง‚

ใ‚šviral
#๐ƒ๐ซ๐๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐ #๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐š #๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐ญ๐š
โ€Ž



๐•ฏ๐–— ๐•ญ๐–Ž๐–—๐–’๐–†๐–‰ ๐–๐–Š๐–†๐–‘๐–™๐–๐•ฎ๐–†๐–—๐–Š ๐•ฟ๐–Š๐–†๐–’๐Ÿฉบ๐Ÿงฌโ›“๏ธ๐Ÿ”—โ›“๏ธ๐ŸŽฏ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฒ๐ง๐ฎ ๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ? ๐Ÿค”Waxaynu nahay xarunta kowaad hormuudkana u ah daryaryeelka Aas Aasiga a...
01/04/2025

๐•ฏ๐–— ๐•ญ๐–Ž๐–—๐–’๐–†๐–‰ ๐–๐–Š๐–†๐–‘๐–™๐–๐•ฎ๐–†๐–—๐–Š ๐•ฟ๐–Š๐–†๐–’๐Ÿฉบ๐Ÿงฌโ›“๏ธ๐Ÿ”—โ›“๏ธ๐ŸŽฏ

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฒ๐ง๐ฎ ๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ? ๐Ÿค”
Waxaynu nahay xarunta kowaad hormuudkana u ah daryaryeelka Aas Aasiga ah Sida ๐๐”๐Š๐€๐€๐ ๐’๐Ž๐‚๐Ž๐ƒ๐Š๐€ & ๐†๐€๐‘๐†๐€๐€๐‘๐Š๐€
๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐†๐€ ๐€๐‡!โ›‘๏ธ ๐Ÿง–๐Ÿง–โ€โ™€๏ธ๐Ÿง–โ€โ™‚๏ธ๐Ÿšถโ€โ™‚๏ธ๐Ÿšถโ€โ™‚๏ธ๐ŸŽฏ

โ€“ ๐—๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ
๐†๐š๐ซ ๐†๐š๐ซ ๐ค๐š ๐ƒ๐ž๐  ๐ƒ๐ž๐ ๐š ๐š๐ก wuxuu kuu hayaa adeegyo casri ay baahi u qabaan bulshada qayba heeda kala duwan Qaasatan dabaqada dhexe & hoose . Waxaa halkan ka howl gala takhtar khibrad sare leh, iyo team kiisa oo ayakana u heelan Caawinta Bulshada uu hogaaminaayo :

โœ…๐ƒ๐ซ. ๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐€๐‹๐ˆ ๐Œ๐Ž๐‡๐€๐Œ๐„๐ƒ Oo loo garan og yahay "แด…ส€ แด€ส™แด…ษชส€แด€สœแดแด€ษด ส™ษชส€แดแด€แด…"โ€“ oo Waqti badan ku jiray Howsha Caafimaadka Khabiirna ku ah shaqaqda uu bukaanadiisa u qabanaaayo ๐ƒ๐‡๐€๐๐“๐€๐‘๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Š๐Ž๐Ž๐—๐ƒ๐ˆ๐ˆ๐’๐€ ๐‚๐€๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ ๐ˆ๐ง๐ญ๐š๐›๐š ๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ผ๐—ผ๐—ฑ.

โœ…Qalab casri ah oo lagu talagalay adeegayada ay Xurunta Dr.Birmad Healthcare Center " ay bixiso.

โ’ทโ’พโ“‡โ“‚โ’ถโ’น โ“€โ’พโ’พโ’พ โ’ทโ“Šโ“€โ’ถโ’ถโ“ƒ".

โœ…Daryeel latalin & Naxariis dhameystiran oo lagu daawaynayo misna lagu daryeelaayo dhamaan bukaannada.

Waxaa Heegan kuu ah

โฌ‡๏ธโฌ‡๏ธโฌ‡๏ธโฌ‡๏ธโฌ‡๏ธโฌ‡๏ธ

โœฆ๐‘ฉ๐‘ฐ๐‘น๐‘ด๐‘จ๐‘ซ ๐‘ฒ๐‘ฐ๐‘ฐ ๐‘ฉ๐‘ผ๐‘ฒ๐‘จ๐‘จ๐‘ต๐‘ฒ๐‘จโœฆ Misna ku ๐ฌ๐ข๐ข๐ข bishaarayso macaamiil in xurunta ay wada shaqaqyn la lee dahay inta badan ๐ˆ๐’๐๐ˆ๐‹๐€๐€๐‹๐€๐ƒ๐€ $ ๐ƒ๐‡๐€๐๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐ƒ๐€๐‹๐Š๐€.

๐Ÿ“ž ๐–๐š๐œ ๐ก๐š๐๐๐š ๐€๐ฆ๐š ๐ฐ๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ
25261 3707740 whatsAp only.
ama 252615064547

๐ŸŽฏแ—ทIแ–‡แ—ฐแ—ฉแ—ช KII แ—ทแ‘ŒKแ—ฉแ—ฉแ—ฉแ‘ŽKแ—ฉ๐ŸŽฏ

ใ‚šviral
#๐ƒ๐ซ๐๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐ #๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐š #๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐ญ๐š
โ€Ž



ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุช ุจุฎูŠุฑุŒ ุฃุนุงุฏู‡ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ูˆุนู„ูŠูƒู… ุจุงู„ุฎูŠุฑ.Ciid Mubarak dhammaan macaamiisheenna qiimaha badan iyo guud ahaan buls...
29/03/2025

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุช ุจุฎูŠุฑุŒ ุฃุนุงุฏู‡ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ูˆุนู„ูŠูƒู… ุจุงู„ุฎูŠุฑ.

Ciid Mubarak dhammaan macaamiisheenna qiimaha badan iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, midnimo, iyo barako xambaarsan. Farxad ku ciida meel kasta oo aad joogtaan.......

๐—๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š,
๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ
๐†๐š๐ซ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐  ๐ƒ๐š๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž
๐——๐—ฅ ๐—•๐—œ๐—ฅ๐— ๐—”๐——.



ใ‚šviral
#๐ƒ๐ซ๐๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐ #๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐š #๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐ญ๐š
โ€Ž





โ™กโ€Œ๐Ÿ‡งโ€Œ๐Ÿ‡ฎโ€Œ๐Ÿ‡ทโ€Œ๐Ÿ‡ฒโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ฉโ€Œ๐Ÿ‡ฐโ€Œ๐Ÿ‡ฎโ€Œ๐Ÿ‡ฎ โ€Œ๐Ÿ‡งโ€Œ๐Ÿ‡บโ€Œ๐Ÿ‡ฐโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ณโ€Œ๐Ÿ‡ฐโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ™ก

24/03/2025

Hada iyo xili walbo waad heli kartaaa
โ€Œ๐Ÿ‡งโ€Œ๐Ÿ‡ฎโ€Œ๐Ÿ‡ทโ€Œ๐Ÿ‡ฒโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ฉ โ€Œ๐Ÿ‡ฐโ€Œ๐Ÿ‡ฎโ€Œ๐Ÿ‡ฎ
โ€Œ๐Ÿ‡งโ€Œ๐Ÿ‡บโ€Œ๐Ÿ‡ฐโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œโ€Œโ€Œ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ฆโ€Œ๐Ÿ‡ณโ€Œ๐Ÿ‡ฐโ€Œ๐Ÿ‡ฆ Haduu Alle idmo adeeg Caafimaad oo dhamaystiran misna uu awoodi karo Bukaankasta Naga dooro sifo kasto oo wanaagsan macaamiil iyo Dhaqtarkoo idin heelan misna heegan idin ah...

๐—๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š,
๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ
๐†๐š๐ซ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐  ๐ƒ๐š๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž
๐——๐—ฅ ๐—•๐—œ๐—ฅ๐— ๐—”๐——.



Mog-Somalia. Xuruta Hiliwaa
Xaafada Alcadaala Ama Xurunta kuugu dhaw balan waaa ka qabsan kartaaa๐Ÿ™๐Ÿฟ

Dr.Birmad Healthcare Center

ใ‚šviral
#๐ƒ๐ซ๐๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐ #๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐š #๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐ญ๐š
โ€Ž



22/03/2025

๐Ÿฆ  WACYIGELIN CAAFIMAAD: INFLUENZA VIRUS.

โธป

โš ๏ธ Maxay Tahay Infeluwansada (Influenza)?

Infeluwansada waa cudur fayras ah oo ku dhaca hab-dhiska neefsiga (sanbabada, cunaha & sanka). Waxa uu sababo Influenza virus, wuxuuna si fudud ugu faafo hawo-mareenka.

โธป

๐Ÿ›‘ Sida uu ku Fafo Fayraska Influenza

โœ… Hawada โ€“ Marka qof xanuunsan uu qufaco ama hindhiso
โœ… Taabashada walxaha wasakhaysan โ€“ Sida albaabbada, miisaska, & gacmaha dad kale
โœ… Xidhiidhka dhow ee qof xanuunsan โ€“ Sida gacan qaadka & isku dhowaan

โธป

๐Ÿค’ Calaamadaha Infeluwansada

๐Ÿ”ธ Xummad (Fever)
๐Ÿ”ธ Qufac & cuno xanuun
๐Ÿ”ธ Madax xanuun & murqo xanuun
๐Ÿ”ธ Daal & tabar darro
๐Ÿ”ธ Sanka oo dareera ama xirma

โš ๏ธ Carruurta, waayeelka, & dadka qaba cudurrada daba-dheeraada (asthma, sonkorow, cudurrada wadnaha, iwm) waxay halis sare ugu jiraan cudurka daran!

โธป

๐Ÿ›ก๏ธ Sidee Loo Iska Ilaaliyaa?

โœ”๏ธ ๐Ÿ’‰ Qaado tallaalka Infeluwansada โ€“ Waa difaaca ugu wanaagsan!
โœ”๏ธ ๐Ÿงผ Nadaafad joogto ah โ€“ Gacmaha si fiican u dhaq 20 ilbiriqsi.
โœ”๏ธ ๐Ÿ˜ท Xir maaskaro โ€“ Haddii aad jiran tahay si aad dadka kale uga ilaaliso.
โœ”๏ธ ๐Ÿšถโ€โ™‚๏ธ Ka fogow dadka jiran โ€“ Xidhiidh dhow la yeelan qof cudurka qaba.
โœ”๏ธ ๐Ÿก Nadaafad guud โ€“ Nadiifi guryaha, meelaha la wadaago, & qalabka aad taabato.
โœ”๏ธ ๐Ÿฅ— Cun cunto caafimaad leh โ€“ Miraha, khudaarta & biyo badan cab si aad u xoojiso difaaca jirka.
โœ”๏ธ ๐Ÿ˜ด Seexo hurdo fiican โ€“ Jirkaagu wuu ladnaadaa markaad nasato.
โœ”๏ธ ๐Ÿ’ช Samee jimicsi โ€“ Waxa uu kor u qaadaa difaaca jirka.

โธป

๐Ÿฉบ Goorma Loo Baahan Yahay Dhakhtar?

๐Ÿšจ Haddii aad qabto:
โš ๏ธ Xummad sare oo socota >3 maalmood
โš ๏ธ Neefsasho kugu adkaata
โš ๏ธ Cuno xanuun daran
โš ๏ธ Daal daran & xanuun badan

Dr.Birmad Healthcare Center

ใ‚šviral
#๐ƒ๐ซ๐๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐ #๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐š #๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐ญ๐š
โ€Ž



Ramadaan Mubarak dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta  oo ay joogaan. Bisha Soon waa bil ku suntan cibaado, isjaceyl...
28/02/2025

Ramadaan Mubarak dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Bisha Soon waa bil ku suntan cibaado, isjaceyl, naxariis, iscafin, isu-dhimrin iyo saddaqada.

โ€Žุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„



Dr.Birmad Healthcare Center

ใ‚šviral
#๐ƒ๐ซ๐๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐ #๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐š #๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐๐–๐š๐š๐ซ๐ญ๐š
โ€Ž



โ€œAnnagoo dhan Allaah baa na leh, xaggiisaana u noqonaynaa."Anagoo ah bahda Isbitalka Muqdisho Recep Tayyip ErdoฤŸan waxaa...
27/02/2025

โ€œAnnagoo dhan Allaah baa na leh, xaggiisaana u noqonaynaa."

Anagoo ah bahda Isbitalka Muqdisho Recep Tayyip ErdoฤŸan waxaan aad uga xunahay geerida ku timid Prof. Maxamed Yuusuf Xasan oo ahaa Agaasimihii h**e ee Isbitaalka Madiina. Anigoo ku hadlaya magaca dhammaan maamulka, dhakhaatiirta, iyo shaqaalaha, waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskiisa, ehelkiisa iyo dhammaan intii taqaannay.

Geerida Prof. Maxamed Yuusuf Xasan si weyn ayay noo wada saamaysay. Waxaan Allaah uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo.

โ€œIndeed, we belong to Allah, and to Him we shall return.โ€

As Mogadishu Recep Tayyip ErdoฤŸan Hospital, we are deeply saddened by the passing of Prof. Mohamed Yusuf Hassan, former Director of Madina Hospital. On behalf of our entire management, doctors, and staff, we extend our heartfelt condolences to his family, loved ones, and all who knew him.

The loss of Prof. Mohamed Yusuf Hassan has profoundly affected us all. We pray to Allah for His mercy upon him, for his place to be in paradise, and for patience and strength for his family and loved ones.

ุงู„ู„ู‡ู…ู‘ูŽ ุฃู‡ูŽู„ู’ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ุจุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ุฑุญู…ุฉุŒ ูˆุจุงุฑูƒ ู„ู†ุง ููŠ ุงุณุชู‚ุจุงู„ ู‡ุฐุง ุงู„ุดู‡ุฑ ุงู„ูุถูŠู„ุŒ ูˆุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุงู„ุฐูŠู† ูŠุตุจุฑูˆู† ุนู„ู‰ ุฃุฏุงุก ุงู„ุนุจุงุฏุงุช ููŠ...
10/03/2024

ุงู„ู„ู‡ู…ู‘ูŽ ุฃู‡ูŽู„ู’ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ุจุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ุฑุญู…ุฉุŒ ูˆุจุงุฑูƒ ู„ู†ุง ููŠ ุงุณุชู‚ุจุงู„ ู‡ุฐุง ุงู„ุดู‡ุฑ ุงู„ูุถูŠู„ุŒ ูˆุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุงู„ุฐูŠู† ูŠุตุจุฑูˆู† ุนู„ู‰ ุฃุฏุงุก ุงู„ุนุจุงุฏุงุช ููŠ ู‡ุฐุง ุงู„ุดู‡ุฑ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ ูŠุง ุฃุฑุญู… ุงู„ุฑุงุญู…ูŠู†๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

ุงู„ู„ู‡ู…ู‘ูŽ ุฃู‡ูŽู„ู’ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ุจุงู„ุฃู…ู† ูˆุงู„ุฅูŠู…ุงู† ูˆุงู„ุจุฑูƒุงุชุŒ ุงู„ู„ู‡ู… ูˆุงุฌุนู„ ุฏุฎูˆู„ ุดู‡ุฑ ุฑู…ุถุงู† ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠู†ุง ุฏุฎูˆู„ ุฎูŠุฑ ูˆุจุฑูƒุฉ ูˆุฑุญู…ุฉุŒ ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู†ุง ุฐู†ูˆุจู†ุง ู‚ุจู„ ุฑู…ุถุงู†ุŒ ูˆุงูƒุชุจ ู„ู†ุง ููŠ ู‡ุฐุง ุงู„ุดู‡ุฑ ุงู„ูุถูŠู„ ุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ุฃุฌุฑ ูˆุงู„ุณู„ุงู…ุฉ ูˆุงู„ุนุงููŠุฉุŒ ูˆุงูƒุชุจ ู„ู†ุง ููŠู‡ ุงู„ุนุชู‚ ู…ู† ุงู„ู†ูŠุฑุงู†.
๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ.

Macamiil waxan ku keenay Daawadii aad wada sugayseen ayadoo tayo leh misna la idin siinaayo sida ugu saxsan oo loo istic...
07/09/2022

Macamiil waxan ku keenay Daawadii aad wada sugayseen ayadoo tayo leh misna la idin siinaayo sida ugu saxsan oo loo isticmaalo ayadoo wax dhib ah kuu gaysan in sha allah

F.g Macaamiil waxan kugu samaynay qiimo dhimis intiii h**e ka badan





Bioxsine Dermagen Anti Dandruff Shampoo bring a holistic solution to the scalp problems. The anti-dandruff formula conta...
07/09/2022

Bioxsine Dermagen Anti Dandruff Shampoo bring a holistic solution to the scalp problems. The anti-dandruff formula containing zinc pyrithione, Vitamin B6, Thermal Water (High Sulphur Content) fights against dandruff. Contains arginine, one of the amino acids most widespread in the hair. Gives hair lustre, shine and vitality. Helps to keep the scalp moisturized. Contains no parabens, SLES/SLS, phthalates or dyes.

I๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿณ๐Ÿฑ% Dadka qaba Dhiikarka ayaa ah dad aan  iska warqabin iskuna Ogeeyn Xanunka Dhiig karka. Taas oo ku sababi...
04/09/2022

I๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿณ๐Ÿฑ% Dadka qaba Dhiikarka ayaa ah dad aan iska warqabin iskuna Ogeeyn Xanunka Dhiig karka. Taas oo ku sababi karta W๐š๐๐ง๐š X๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง ๐๐ž๐  ๐๐ž๐  ๐š๐ก Laleemo iyo Lugta iyo Gacanta oo Dhacda ๐Ÿ˜ข.

Islamarkas qofku waxuu galayaa xaalad Caafimaad daro waqti dheer Qaadato

Fadlan Hubi Cadaadiska Dhiigada oo tag Xarunteena Hadii aad dareento inuu Dhiigu kugu kacsan yahay ama aadan waxba dareemin kaliya iska hubi Ogsonow wax lacag ah ma ahan oo waa bilaash.....




Address

Mogadishu

Telephone

+252613707740

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Birmad Healthcare Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share