07/07/2025
𝐌𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐜𝐣𝐢𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐚 𝐚𝐪𝐫𝐢𝐬𝐨👇👇.
𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐣𝐢𝐫𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:
• Waxay hagaajisaa hurdada
• Waxay yareysaa bararka jirka.
• Waxay nadiifisaa maqaarka, kana caawisaa finanka.
• Waxay caawisaa nidaaminta sonkorta dhiigga
• Waxay hagaajisaa shaqada beerka
• Waxay kor u qaadaa xusuusta iyo feejignaanta
• Waxay yareysaa halista istaroogga (stroke)
• Waxay ka hortagtaa xanuunka murqaha
• Waxay wanaajisaa shaqada mindhicirada
• Waxay kordhisaa dheef-shiid ka.
• Waxay caawisaa shaqada qanjirrada xangullaha
• Waxay dedejisaa bogsashada nabarrada.
• Waxay hagaajisaa shaqada sambabada
• Waxay ka hortagtaa lafo-jileeca
• Waxay taageertaa caafimaadka timaha iyo cidiyaha
• Waxay dejisaa xanuunka miskaha
• Waxay sahlaysaa in sunta jirka uga baxdo dhidid ahaan
• Waxay hagaajisaa nuugista daawooyinka
• Waxay yaraysaa cadaadiska oxidative stress
• Waxay dheelli tirtaa heerka asiid iyo alkalinity ee jirka
• Waxay kaa caawisaa ka hortagga urta xun ee jirka
• Waxay kordhisaa dheecaanka caloosha si cuntadu u dheefshiido si fiican
𝐌𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐧𝐨 𝐰𝐚𝐚: 𝐁𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀.
𝐓𝐚𝐥𝐨 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡:
• 𝐑𝐚𝐠𝐠𝐚 waa in ay cabbaan qiyaastii 𝟑.𝟕 𝐥𝐢𝐭𝐢𝐫 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐢𝐢 (taas oo u dhiganta ku dhowaad 13–15 koob)
• 𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 waa in ay cabbaan qiyaastii 𝟐.𝟕 𝐥𝐢𝐭𝐢𝐫 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐢𝐢(taas oo u dhiganta ku dhowaad 9–11 koob)
Drka indhaha ayaan kasoo xigtay qoraalkaan.
Mahadsanid dre