Sacdiyo herbal shop

Sacdiyo herbal shop kusoo dhawoow page ka sacdiyo Herbal Shop
oo aad ka helikarto Daawooyinka Herbal-ka ah kuwaas oo c

07/07/2025

𝐌𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐜𝐣𝐢𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐚 𝐚𝐪𝐫𝐢𝐬𝐨👇👇.
𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐣𝐢𝐫𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:
• Waxay hagaajisaa hurdada
• Waxay yareysaa bararka jirka.
• Waxay nadiifisaa maqaarka, kana caawisaa finanka.
• Waxay caawisaa nidaaminta sonkorta dhiigga
• Waxay hagaajisaa shaqada beerka
• Waxay kor u qaadaa xusuusta iyo feejignaanta
• Waxay yareysaa halista istaroogga (stroke)
• Waxay ka hortagtaa xanuunka murqaha
• Waxay wanaajisaa shaqada mindhicirada
• Waxay kordhisaa dheef-shiid ka.
• Waxay caawisaa shaqada qanjirrada xangullaha
• Waxay dedejisaa bogsashada nabarrada.
• Waxay hagaajisaa shaqada sambabada
• Waxay ka hortagtaa lafo-jileeca
• Waxay taageertaa caafimaadka timaha iyo cidiyaha
• Waxay dejisaa xanuunka miskaha
• Waxay sahlaysaa in sunta jirka uga baxdo dhidid ahaan
• Waxay hagaajisaa nuugista daawooyinka
• Waxay yaraysaa cadaadiska oxidative stress
• Waxay dheelli tirtaa heerka asiid iyo alkalinity ee jirka
• Waxay kaa caawisaa ka hortagga urta xun ee jirka
• Waxay kordhisaa dheecaanka caloosha si cuntadu u dheefshiido si fiican
𝐌𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐧𝐨 𝐰𝐚𝐚: 𝐁𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀.
𝐓𝐚𝐥𝐨 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡:
• 𝐑𝐚𝐠𝐠𝐚 waa in ay cabbaan qiyaastii 𝟑.𝟕 𝐥𝐢𝐭𝐢𝐫 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐢𝐢 (taas oo u dhiganta ku dhowaad 13–15 koob)
• 𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 waa in ay cabbaan qiyaastii 𝟐.𝟕 𝐥𝐢𝐭𝐢𝐫 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐢𝐢(taas oo u dhiganta ku dhowaad 9–11 koob)

Drka indhaha ayaan kasoo xigtay qoraalkaan.

Mahadsanid dre

07/07/2025

Soo dalbadda waa diyaar

0613875097

04/07/2025

Soo dhawoow macaamil ma ubaahantahay vitimiino herbal ah

+252713875097. Ilasoo xiriir si aan kuugu adeego

18/06/2025
15/06/2025

Maamu ilmaha kumaku dhibantahay cunto cunistooda mase kuwareertay xanuunada kusoonoqnoqda sida hargabka iyo tabardarada sido kala maskaxda iyo fahamka yar intaasba xalkooda anaa kuuhaayo ee hooyokasta hasoodalbato

14/06/2025

"Ma dareemaysaa in jirkaagu u baahan yahay xoog iyo miisaan dheeri ah?"
"Ma rabtaa in aad jir dhisan yeelato si caafimaad leh oo dabiici ah?"

Xal waara ayaa kuu yimid...
🌿 Forever Living Products waxay kuu haysaa Weight Gain Package –
waa xirmo gaar ah oo kaa caawinaysa inaad si degdeg ah, caafimaad leh u kordhiso miisaankaaga.

✅ Forever Bee Honey – Waa Malab saafi ah oo tamar badan leh
✅ Forever Aloe Vera Gel – Waa Dacar dabiici ah oo nadiifisa jirka
✅ Forever Lite Ultra –Waa Cunto Protein leh oo Vanilla ama Chocolate ah,oo kaa caawinaysa dhisidda murqaha

Isku darkooda? Waa mucjiso caafimaad iyo qurux leh!

📞 Dalbo hadda oo La xiriir: 062 8105837 (WhatsApp wuu shaqeynayaa!)

💚 Ha sugin berri – Bilow isbeddel caafimaad leh maanta!

Forever Living Products WaaHal-abuurka caafimaadka dabiiciga ah!

13/06/2025
12/06/2025

Soodhawaada macaamiisheena kusooyaaca marinacollegin oo ah colleginta ufiican aduunka ee laisticmaalay. Kaliyasoodalbo waad heleysaaye

+252613875097

12/06/2025

I got over 50 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉 Aad baad umahadsantihiin taageera aad iimuujisee asxaabtey waan idiinkufaa

28/05/2025

Soo dhawoow macaamiin maladhibantahay infecsan makujirtaa dadka kilyaha lagadhaqo majeceshahay iney kilyahaaga shaqadooodii dib ubilaabaan kaalay soodhawoow waa nkuu keenay producty supplamenty ah oo aad kuugu haboo.

Hadaba igasoo wac telka. +252613875097

#

Soo dhawoow  maraadineysay fursad aad ku ganacsato adigoogurigaagajooga adigoo arday ah   haddaba yey kuseegin waa tanaa...
12/05/2025

Soo dhawoow maraadineysay fursad aad ku ganacsato adigoogurigaagajooga adigoo arday ah haddaba yey kuseegin waa tanaa fursadaadii ee kaliya igasoowac whatsapkeyga.

+252613875097.
# 🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️

12/05/2025

ASC MACAAMIISHEEY QAALIGA AH KUSOODHAWAADA MARKE IYO WAXSOOSAARKII FOREVERLIVING PRODUCTY.

IGA SOO WAC. +25261875097

🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️

Address

Mogadishu

Telephone

+252613875097

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sacdiyo herbal shop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sacdiyo herbal shop:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram