Saif Specialist Hospital

Saif Specialist Hospital SaifHospital u doono adeeg tayeeysan iyo dhaqaatiir qibrad u leh howsha eey qabanayaan

Hambalyo 1da luulyo maalinta xorriyadda iyo midnimada Ummadda soomaaliyeed.
01/07/2025

Hambalyo 1da luulyo maalinta xorriyadda iyo midnimada Ummadda soomaaliyeed.


QEYBTA SHEYBAARKANAGU KALSOONAW SI AAN KUU SIINO BAARITAANO SAX AH IYO JAWAAB DEGDEG AH.    #
30/06/2025

QEYBTA SHEYBAARKA

NAGU KALSOONAW SI AAN KUU SIINO BAARITAANO SAX AH IYO JAWAAB DEGDEG AH.




#

Caafimaadkaaga waa ahmiyadeena koowaad.
17/06/2025

Caafimaadkaaga waa ahmiyadeena koowaad.



Ciid Mubarak!Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, ha ina barakeeyo maalmaha farxadda leh ee Ciidul-Adxa.
05/06/2025

Ciid Mubarak!

Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, ha ina barakeeyo maalmaha farxadda leh ee Ciidul-Adxa.




Jimco Wanaagsan.
30/05/2025

Jimco Wanaagsan.




28/05/2025

Hadii aad isku aragto calaamadahaas horey u gaar isbitaalka Saif Specialist Hospital.




DARYEELKA HOOYADAUURKA LEH. ✅ Cunto Wanaagsan ✅ Cabista Biyo Nadiif Ah ✅ Nasasho Ku Filan ✅ kafogaansho Daawooyinka aan ...
26/05/2025

DARYEELKA HOOYADA
UURKA LEH.

✅ Cunto Wanaagsan
✅ Cabista Biyo Nadiif Ah
✅ Nasasho Ku Filan
✅ kafogaansho Daawooyinka aan la qorin.




Sinusitis Waa barar ama caabuq ku dhaca meelo maran oo hawadu buuxiso kuna yaalla sanka hareerihiisa (sinuses).
22/05/2025

Sinusitis Waa barar ama caabuq ku dhaca meelo maran oo hawadu buuxiso kuna yaalla sanka hareerihiisa (sinuses).



Talo caafimaad.
20/05/2025

Talo caafimaad.





Hoos waxaa ku xusan waxyaabaha sababa Otitis Media hadaba hadii aad isku aragto horey ugaar isbitaalka Saif Specialist H...
14/05/2025

Hoos waxaa ku xusan waxyaabaha sababa Otitis Media hadaba hadii aad isku aragto horey ugaar isbitaalka Saif Specialist Hospital




13/05/2025

ilmahan yar waxa uu dhagta iska so galiye mir raqay waxena ku jirte 2 malin ayado xanun daran ku haysay alxamdulillah waka sarne ayado la isticmalayo qalab casri ah waliba dhagta wax dhawac ah looma geysan



Address

Mogadisho

Telephone

+252616998510

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saif Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category