Xaruunta Rabbani Herbal

Xaruunta Rabbani Herbal waa isbitaal dawa dhireed ah dhirta ku daaweya inta badan cudurada bani aadamka ku dhaca raga, haweenka iyo caruurta intaba

Permanently closed.
15/06/2025
11/11/2023
11/11/2023
23/10/2023

Ogeysiis Ogaysiis :

Waxaa dadweynaha somaaliyeed la ogeysiinayaa in la furay isbitaalka daawo dhireedka ee (RABBANI HERBAL HOSPITAL), isbitaalka waxaa ka howlgala dhakhaatiir khibrad dheer u leh ku daweynta dhirta, isla markaana heysta SHAHAADO Sare oo cilmiga daawo dhireedka ah, qaarkood waxay shaqeynayen in ka badan sodon sano, isbitaalka ayaa lagu daweyaa inta badan cudurada bani’aadanka ku dhaca. gaar ahaan kuwa halista ah, cuduro dibada loo aadi jiray ayaa lagu daweynayaa isbitaalka dhirta ee RABBAANI, Si gaara waxaa loo daweynayaa:

1. Cudurada Beerka sida Hepatitis B iyo C, cagaarshowga ama jaalaha, beerka oo shaqadiisu yaraato, beerkoo barara iyo infekshinada ku dhaca.

2. Cudurada kiliyaha sida iyagoo shaqeyn waaya ama barara, kiliyaha oo yaraada ama dhagax ku dhasho.

3. Waalida noocyadeeda kala duwan, sida waalida xisku maqan yahay, waalida dhaqanta, mida bilaawga ah, shakiga, waswaaska, iyo isla hadalka, dadka ooya marka quraanka lagu akhriyo, xanuunada maskaxda iyo hurda la’aanta.

4. Dhiigkarka sida markay lug iyo gacan dhacaan.

5. Gaaska, caloosha nabar noqoto.

6. Neerfaha noocyadooda kala duwan.

7. Baabasiirkana waxaa loo helay dawo dabar goysa.

8. Sokortana waxaan kuu hayna dawo tayadeedu sareyso.

9. Daweynta prostatada.

10. Kansarkana dawo kaalmaati ah.

11. Awooda iyo xoojinta raga-nimada iyo taranka.

12. Isbitaalku waxuu leeyahay dhakhtar ugaara cudurada Hawenka, dhalma la’aanta, iyo xoojinta ugxaanta,

13. Baabi’inta nabarada iyo madmadowga wejiga iyo saliidaha timaha.

F,G: isbitaalka dawo dhreedka RABBAANI laguma daweeyo JINKA, SIXIRKA, SHAYAADIINTA iyo wixi la mida, waxa aad ka helaysa dawaynta cudurada.

Isbitaalku wuxuu ku yalaa bakaaraha ( Daalo ) wadada isku xirta suuqa sarifka iyo jidka sodonka, intaan la gaarin sodonka, agagaarka warshada barafka, Ama wac: 06142485858 0617344445/ /0615869193.

14/08/2023

Address

Mogadishu

Telephone

+252618158866

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaruunta Rabbani Herbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share