Bulsho Health Center BHC

Bulsho Health Center BHC Public service

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa dhammaan ardayda galeysa sannadkan imtixaanka...
09/02/2025

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa dhammaan ardayda galeysa sannadkan imtixaanka qaranka ee Dugsiga Sare in maaddada Business-ka lagu gali doono imtixaanka sannadkan.

Bulsho Health Center BHC

23/06/2024

Long term side effects of Omeprazole

20/06/2024

Common Medicine for common Diseases
Part 1

04/01/2024

Saadaali kulanka maanta ee Banaadir & Hirshabelle, kuna guuleyso $25.

๐—ฆ๐—›๐—จ๐—ฅ๐—จ๐—จ๐——๐—”๐—›๐—”:
1. ๐‹๐ข๐ค๐ž-๐ฌ๐š๐š๐ซ post-ga & ๐ฉ๐š๐ ๐ž-๐ค๐š oo share garee.
2. Hadii ay wada saxaan dhowr qofood natiijada ciyaarta waxaa guulaysan doona ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š xagga ๐ฐ๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ.

TALO CAAFIMAADKANSARKA JIDIINKA / DHUUNTA/ HUNGURIGA (ESOPHAGEAL CANCER)Waa maxay kansarka jidiinka? ( what is esophagea...
13/11/2023

TALO CAAFIMAAD

KANSARKA JIDIINKA / DHUUNTA/ HUNGURIGA (ESOPHAGEAL CANCER)

Waa maxay kansarka jidiinka? ( what is esophageal cancer)?
Waa kansarka kudhaca unugyada ku weeqaaran gudaha dhuunta , lagabilaabo cunaha ilaa caloosha inta u dhexaysa.

EPIDEMIOLOGY (sidee kuyahay bulshada soomaalida)

Kansarka jidiinka oo aad ugusii kordhaya bulshada soomaalida wuxuu kudhacaa sida badan dadka waayeelka ah oo daโ€™dooda 60 sano tahay celcelis. Wuxuuna kudhaca inta badan raga boqolkiiba 80 ( prevalence Male:female = 4:1 )
NOOCYADIISA (TYPES)
Wuxuu ukalabaxaa labo nooc, kuwaas oo kala aha :

1. Squamousโ€“ noocan oo kabilaaban kara meel walbo oo jidiinka kamid aha

2. Adenocarcoma - noocan wuxuu kabilowda isgoyska udhexeeya caloosha iyo jidiinka,gaaska caloosha daraadeed oo dib ugusoo noqda jidiinka

ARRIMAHA SABABA/KEENA (RISK FACTORS)

1. Sigaarka oo lacabo ( to***co smoking )

2. Khamra badan oo lacabo ( high alcohol intake )

3. Cabitaanka kulul oo mudo dheer lacabo sida shaaha mise qaxwada ( long term consumption of hot beverages for example tea or coffee)

4. Nafaqo xumo โ€“ sida cuno ay kuyartahay fiitamiinka A , C , iyo cunada leh kiimikada looyaqaano Nitrosamines sida cuntada qiiqa lagukariyo ( consumption of diet deficient in vitamins A , C and nitrosamine containing foods found in smoked and pickled foods )

5. Shucaac mar h**e qof lagudaaweeyay ( prior radiation therapy)

6. Cayilka (obesity)

7. Cunada saliida xoolaha kubadantahay ( diet rich in animal fat and cholesterol)

CALAAMADAHA LAGUGARTO QOFKA QABA KANSARKA JIDIINKA(SYMPTOMS)

1. Qofka oo liqida dhibto ama xanuujiso ( difficulty or pain while swallowing )

2. Cunada oo dib jidiinka ugusoonoqota ( regurgitation)

3. Qofka oo miizaankiisa hoos udhoco ( loss of weight)

4. Feedho xanuun ( chest pain )

5. Mantaq ( vomiting )

6. Iyo calaamadaha markuu jidhka kufaafo lagu garto sidha Higo ( hiccoughs), bog xanuun (abdominal pain)dhabar xanuun(back pain), xabeeb (hoarseness of voice ) cagaarshow (jaundice) neefta oo qofka dhibta ( difficulty in breathing ) saxarada oo madoobaata (melena)

SIDA LOOGA HORTAGO (PREVENTION)

1. In aadan cabin khamrada iyo sigaarka ( do not consume alcohol and smoke cigarette )

2. Cabitaanka kulul ood iskayarayso ama iskadhaafto ( stop consuming hot beverages)

3. In aad iskajoojiso cunada warshadaha lasoomariyay ama kuwa qiiqa lagukariyay ( stop consuming processed and smoked foods)

4. In aad cuntid cuno dheelitiran oo iskugujirta noocyada cuntada oo dhan sida khudaarta iyo miraha ( take balance diet rich in vitamins e.g vegetables and fruits )

5. In aad kudadaasho sida aad iskagabadali lahayd hab dhaqameedka nooleed sida jimicsiga jidhka (lifestyle changes e.g regular exercise)

6. In aad iskayarayso saliida xoolaha lagadhaliyo ( minimize consumption of animal fats and cholesterol intake)

SIDA LAGU OGAADO(INVESTIGATIONS)

1. Diiga guud โ€“ dig yari (anemia)
2. Barium swallow
3. In tuubo bukaanka jidiinka lagagaliyo (Endoscopy )
4. CT scan
5. In qofka hilib yar ama dhaacaan lagaqaado ( biopsy)

DAAWEYNTIISA (MANAGEMENT)
1. Qalniin hadii uu bukaanka xili quman xaaladiisa laogaado ( surgery )

2. Radiotherapy

3. Chemotherapy

4. Iyo in bukaanka lalatacaalo si uuna cudurka usiifaafin ama dhibka xanuunka lagabar yareeyo (palliative care)

F.G : mar walbo laxariir dhakhtarka si aad u hubsato heerka caafimaadkaaga hadaad iskashakido, waxaadna ogaataa cudurada qaarkood waa isku calaamado!!

Prepared by : Prof Dr Shaafie Aadan Dirir

Bulsho Health Center BHC

Daaweynta Cudurada Guud Daaweynta  Kilyo xanuunkaDaaweynta  Kaadi baxsadkaDaaweynta  Calool istaagaDaaweynta  Baabasiirk...
12/08/2023

Daaweynta Cudurada Guud

Daaweynta Kilyo xanuunka
Daaweynta Kaadi baxsadka
Daaweynta Calool istaaga
Daaweynta Baabasiirka
Daaweynta Mindhicir xanuunka
Daaweynta Madax xanuun joogtada ah.
Daaweynta Lafo xanuunka
Daaweynta Murqo xanuunka
Daaweynta Jilbo xanuunka
Daaweynta Hurdo la'aanta
Daaweynta Dhiig la'aanta
Daaweynta Nafaqo darida
Daaweynta Neefta
Daaweynta Kalastaroolka
Daaweynta Gaas calooleedka
Daaweynta Sonkorowga
Daaweynta Dhiig karka
Daaweynta Burukiitada iyo neefta o ku dhibta
Daaweynta Cago bar
Daaweynta Lugo hurka
whts up .m
Kala xariir +252618912250

Bulsho Health Center BHC

Daaweynta Cudurada Guud Daaweynta  Kilyo xanuunkaDaaweynta  Kaadi baxsadkaDaaweynta  Calool istaagaDaaweynta  Baabasiirk...
07/08/2023

Daaweynta Cudurada Guud

Daaweynta Kilyo xanuunka
Daaweynta Kaadi baxsadka
Daaweynta Calool istaaga
Daaweynta Baabasiirka
Daaweynta Mindhicir xanuunka
Daaweynta Madax xanuun joogtada ah.
Daaweynta Lafo xanuunka
Daaweynta Murqo xanuunka
Daaweynta Jilbo xanuunka
Daaweynta Hurdo la'aanta
Daaweynta Dhiig la'aanta
Daaweynta Nafaqo darida
Daaweynta Neefta
Daaweynta Kalastaroolka
Daaweynta Gaas calooleedka
Daaweynta Sonkorowga
Daaweynta Dhiig karka
Daaweynta Burukiitada iyo neefta o ku dhibta
Daaweynta Cago bar
Daaweynta Lugo hurka
WhatsApp +252618912250

THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKAqanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qay...
04/08/2023

THYROID =

DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose
Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo
Waxa uuna leeyahy 2 dhinac

FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

โ—Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)

๐Ÿ‘‰Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.

Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

โ— daallanaan
โ— u nuglaansho qabow
โ— miisaanka oo kordha
โ— calool istaag
โ— niyad jab
โ—dhaqdhaqaaq oo dhiba
โ— fikir gaabis ah
โ— murqo xanuun iyo daciifnimo
โ— maqaar qalalan oo fiiqan
โ— timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
โ— kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
โ— qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
โ— hurdo badan oo xad dhaaf ah

๐Ÿค” Xaaladaha halista ah ๐Ÿค”

โ— indhaha oo soo barara
โ— Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
โ— Kansar dhuunta ah


Bulsho Health Center BHC

BISHAARO    BISHAARO    BISHAARO.Ma'raadineysaa xal caafimad rasmi ah oo ku sabsan daaweyn lagu ciribtirayo cudurada ku'...
20/07/2023

BISHAARO BISHAARO BISHAARO.
Ma'raadineysaa xal caafimad rasmi ah oo ku sabsan daaweyn lagu ciribtirayo cudurada ku'dhaca Hawenka, Caruurta iyo Ragga...waliba daawoyinka lagugu daweynayo waa Organic ama Herbal sajaleysan ama laso warshadeyay....InshaAllah
sida :-
1. Gaaska.
2. Beer-subaga.
3. Dhiigkarka.
4. Sokorta.
5. Buroyinka qaliin la'aan.
6. Lafa-xanunka iyo kala goysyo xanunka.
7. Dhabar-xanunka.
8. Cancer(kansarka) nuuckastaba leh.
9. Nerves(Neerfaha).
10. Duumada(Malaria).
11. Cudurada Ma'qaarka ku'dhaca.
12. Stroke (istaroga).
13. Eernada qaliin la'aan.
14. Kiliya xanun/dhagax.
15. Baabasiirka.
16. Afka, cunaha iyo ilkaha.
17. Cayilka.
18. Taranka dhibatoyinka la'xiriira sida raganimada oo daciifta, caado-wareer, ugxanta oo yarata, biyabaxa dagdaga, dhalma la'aanta iyo infakshanka.
19. Goiter(Thyroid disease;Cudurka taayroodka)...IWM InshaAllah.
Macmiil si aan kuu fahamsino nidamka aan kaaga daaweyneyno baahidaada caafimaded... nagala so xiriir
Whatsapka๐Ÿ‘‰ +252 618912250

  Saalaxiina halkaan Ka fiiriya
10/07/2023


Saalaxiina halkaan Ka fiiriya

. 10 Followers.

Try to Read this Message ๐Ÿ˜€๐Ÿ˜‚
23/06/2023

Try to Read this Message ๐Ÿ˜€๐Ÿ˜‚

Address

Mogadisho

Telephone

+252617744144

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsho Health Center BHC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share