Cabdifitaax Titanic

Cabdifitaax Titanic Halobaqin awoodaha,
lagu furo albaabada,
xujadoodu adag tahey name: Abdifatah Osman Ahmed. education: information technology. nickname: Titanic.

23/10/2024

Waxaan daganeyn tuulo ka go'an deegaanka oo cildo ah maalin maalmaha kamida Hooyadey oo ku foolneysa meel cidlaa oo cidn...
09/10/2024

Waxaan daganeyn tuulo ka go'an deegaanka oo cildo ah maalin maalmaha kamida Hooyadey oo ku foolneysa meel cidlaa oo cidna udhoweyn, goortuna tahey duhur aad u kulul ayaa Aabahey inoo yimid isagoo kusii socda dagaalka qabiil.

Hooyo ayaa ku tidhi: hay naga tagin waad aragtaa itaal yarideyda inaan fool ahey, gabadhii yareyd oo ciidanka ii aheyd waa adigii maalinkii dhoweyd guday oo ma dhaqaaqi karto, dhulka biyo kamo dhowa oo xoog kale mahaysanee hanaga tagi.

Aabo ayaa hooyo ku yidhi: waad dhali doontaa waligeedna waa lafoolan jirey ee hada qabiil keena ayaa lagu soo duuley kamana joogi karo ee waa adiga iyo Rabigaa.

Labo maalin ayaa hooyo iney nooshahey iyo dhimatey aan kalo garan la'aa oon iska dul fadhiyey meel cidlo ah. Maalinkii saddexaad ayaa dad magaalada ka yimid ina soomareen oo hooyo laqaadey, balse nasiib xumo goortii dhakhtarka lageeyey waa dhimatey.

Maalinkii afraad ayaa Aabo oo mayd ah kuna soo dhintey dagaalkii qabiilka tuuladoo aan daganeyn lakeeney.

Lasoco qeybta 2

Ayaamaha nagu soo food leh waxaa madashaan soo galin doonaa, muuqaalo isugu jira, history, maaweelo, technology, iyo kuw...
26/02/2024

Ayaamaha nagu soo food leh waxaa madashaan soo galin doonaa, muuqaalo isugu jira, history, maaweelo, technology, iyo kuwo caafimaad.

Adna daawade Like iyo flow-da nagu kaalmee. Mahadsanid.

Address

Mogadisho

Telephone

+252619893278

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdifitaax Titanic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Cabdifitaax Titanic:

Share