31/08/2022
Noor Al-shifa herb🌿al Center
Daawadawadaan waxay daawo u tahay Xanuuno badan
Waxayna si gaar ah U dawaysaa Xanuunada ku dhaca Neef mareenka
Sida:
☘ Sanboorka
☘ Qofaca joogtada ah
☘ yiridka
☘ Waxay xoojisaa awooda jirka
🌿 Sida loo isticmaalo daawadaan
☕ koob shaah oo kulul ayaad ku darasanaysaa qaadada fiideeda oo daawadaan ah kadibna waad ku qasaysaa waana Cabaysaa
,✍ F.G: Shaahu waa in uu kuleel ama Qandac yahay.
🥣 rubac malab ah ku Qas 100gram Oo daawadan ah kadibna Kaqaado subixii 1qaando habeenkiina 1qaando
📞 0617983985 / 0615508466