D.r Cali somali

D.r Cali somali new

Ilmo lagu soo bandhigay microcytic hypochromic anemia oo leh heerarka caadiga ah ee RBC protoporphyrin. Hadana Cilad-she...
23/06/2025

Ilmo lagu soo bandhigay microcytic hypochromic anemia oo leh heerarka caadiga ah ee RBC protoporphyrin. Hadana Cilad-sheegidda ugu badan tahay waxa ay tahay

a. Lead toxicity
b. IDA
c. Thalassemia
d. Anemia of chronic inflammation

Haweeney 29 jir ah ayaa laga helay Hb 7.8 gm/dL oo leh reticulocyte tirade 0.8%. PS waxay muujisay dhiig-yaraan hypochro...
22/06/2025

Haweeney 29 jir ah ayaa laga helay Hb 7.8 gm/dL oo leh reticulocyte tirade 0.8%. PS waxay muujisay dhiig-yaraan hypochronic microcytic. Heerarka Hb A2 iyo Hb F waxay ahaayeen 2.4% iyo 1.3% siday u kala horreeyaan. Serum iron iyo TIBC waxay ahaayeen 15 mg/dL iyo 420 mg/dL siday u kala horreeyaan. Cilad-sheegidda suurtagalka ah waa
A-IDA
B-β thalassemia minor
C-Sideroblastic anemia
D-Anemia of chronic inflammation

Safafka Cawa xulka Germany 🇩🇪 vs Portugal 🇵🇹 tageerayaasha Barcelona waxa ay isha ku hayaam bandhiga ow soo bandhigi doo...
04/06/2025

Safafka Cawa xulka Germany 🇩🇪 vs Portugal 🇵🇹 tageerayaasha Barcelona waxa ay isha ku hayaam bandhiga ow soo bandhigi doona goal haaye ter stegan

Barcelona waxa ay qarka usaarantahay lawareegida  joan garcia kasoo xili ciyaareedkii dhamaaday so bandhiga bandhig aan ...
04/06/2025

Barcelona waxa ay qarka usaarantahay lawareegida joan garcia kasoo xili ciyaareedkii dhamaaday so bandhiga bandhig aan caadi eheen ahaana goal hayihii kabad baadiyay espanyol inay ulaabato heerka labaad horyaalka Spain 🇪🇸

Manta waxan jam ku galay bakaaro waxaan magay tiri gawaarida wadada kabuuxdo anoo 1500 maraayo iigu danbaysay kadib waa ...
08/05/2025

Manta waxan jam ku galay bakaaro waxaan magay tiri gawaarida wadada kabuuxdo anoo 1500 maraayo iigu danbaysay kadib waa ku waashay ee halahaas somali lee maa iska leh

Ciyaar yahanka ugu fiican kubada cagta waqti xaadirkaan ayaa kuguulaysta final ku sedaxaad oo ow safka kobaad kusoo bila...
27/04/2025

Ciyaar yahanka ugu fiican kubada cagta waqti xaadirkaan ayaa kuguulaysta final ku sedaxaad oo ow safka kobaad kusoo bilawday asigoo sedax goal ku lug yeeshay kan real madaxa kagalay

HT: 0-0Geberkaan waa jabay I aamina fans Real Madrid
22/04/2025

HT: 0-0

Geberkaan waa jabay I aamina fans Real Madrid

12/04/2025

SSC khatumo waa mamul muujiyay midnimada dowlad nimada

Best RB 2025 c.jones alla maxay naga waaleen fans Liverpool
03/04/2025

Best RB 2025 c.jones alla maxay naga waaleen fans Liverpool

F.Torres ayaa goolkiisii 16 dhaliyay xili ciyaareedkaab goalka ow xalay kadhaliyay Atletico Madrid kaasoo ahaa midka sab...
03/04/2025

F.Torres ayaa goolkiisii 16 dhaliyay xili ciyaareedkaab goalka ow xalay kadhaliyay Atletico Madrid kaasoo ahaa midka sababay inay Barcelona ugudubtay finalka cop del ray waana ciyar yahanka ugu fiican daqiiqadaha 80, wixii kadanbeeyo

Diaz iyo Nunez iyo jota ayaa 41 kulan 3 sedax goal udhaliyay Liverpool sidaas tarteed madhihi karnaa Liverpool werar kee...
03/04/2025

Diaz iyo Nunez iyo jota ayaa 41 kulan 3 sedax goal udhaliyay Liverpool sidaas tarteed madhihi karnaa Liverpool werar keedu waa liitaa

Real sociaded ayaa dhalisay goolkii lagu lahaa tasoo kadigan in ay barbaro tahay ciyaarta Hada soco to ee Real Madrid vs...
01/04/2025

Real sociaded ayaa dhalisay goolkii lagu lahaa tasoo kadigan in ay barbaro tahay ciyaarta Hada soco to ee Real Madrid vs real socieded

Address

Mogadisho

Telephone

+252615711907

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when D.r Cali somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to D.r Cali somali:

Share