TanaziMed

TanaziMed TanaziMed waxaad kala socon kartaa macluumo, talooyin caafimaad iyo aqoon guud.

Nagala soo qeybgal aqoon kororsi Ku saabsan '' Understanding The Basics of Hypertension'' waxaana inoo soo jeedin doono ...
26/11/2023

Nagala soo qeybgal aqoon kororsi Ku saabsan '' Understanding The Basics of Hypertension'' waxaana inoo soo jeedin doono Dr Abdifitah Shariif Mohamed.

Xuska maalinta AIDS-ka aduunka oo loo asteeyay december 01 tan iyo 1988 waxaa looga goleeyahay sidii kor loogu qaadi lah...
01/12/2022

Xuska maalinta AIDS-ka aduunka oo loo asteeyay december 01 tan iyo 1988 waxaa looga goleeyahay sidii kor loogu qaadi lahaa wacyigelinta bulshada ee ku aadan xanuunka AIDS-ka.

Guud ahaan caalamka cudurkani waxaa la nool dad gaaraya qiyaastii 38.4 milyan oo qof, halka dadka ku nool Somalia ee la nool AIDS-ka lagu qiyaasay tiro kayar 0.1%.

16/09/2022

Mid ka mid ah dhacdooyinka halista ah ee ka dhexjira bulshadeena.

5 siyaabo aad kor ugu qaadi kartid heerka vitamin d ee jirkaaga
17/08/2022

5 siyaabo aad kor ugu qaadi kartid heerka vitamin d ee jirkaaga

5 calaamadood aad ku ogaan kartid in jirkaagu vitamin d ku yaryahay
14/08/2022

5 calaamadood aad ku ogaan kartid in jirkaagu vitamin d ku yaryahay

Jumca mubarak 😍
05/08/2022

Jumca mubarak 😍

Todobaadka naas-nuujinta aduunka1da agoosto ilaa 7daIsbuucaan oo loo asteeyey is buuga naas-nuujinta aduunka si kor loog...
03/08/2022

Todobaadka naas-nuujinta aduunka
1da agoosto ilaa 7da

Isbuucaan oo loo asteeyey is buuga naas-nuujinta aduunka si kor loogu qaado wacyiga iyo taxadarka naas-nuujinta si bulshadu ugu baraarugto faa'iidooyinka naas-nuujinta ay uleedahy dhalaanka iyo hooyadaba.

Maanta oo ah maalinta cagaarshowga aduunka oo lagu asteeyey july 28th ee sanad kasta si kor loogu qaado taxadarka virus-...
28/07/2022

Maanta oo ah maalinta cagaarshowga aduunka oo lagu asteeyey july 28th ee sanad kasta si kor loogu qaado taxadarka virus-ka iyo saameynta uu beerku ku leeyahay taa oo ka dhalan karta kansarka beerka sidaa darteed halkan hoose waxaa kaga bogan kartaa 5 qodob oo ku saabsan virus-ka cagaarshowga.



Address

Mogadisho

Telephone

+252618181370

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TanaziMed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share