Duunyo Veterinary Service

Duunyo Veterinary Service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Duunyo Veterinary Service, Hospital, Mogadisho.

15/07/2025

Maanta waxaa xarunta ku dabiibnay daanyeer xanuunsanaa/ daanyeerkaan ayaa jirkiisa galeen tixri/bahalo allah caafiyo daweyn ayaan usameynay

14/07/2025

hadii aadna siin xoolahaada waxbaa ka dhiman cayilkooda mineral block

13/07/2025

hanaanka casriga ah dhaqashada xoolaha oo meel fcn maraya

02/07/2025

Waxaa qalliin kusameynay neefkaas saca ah oo caloosha ka dhibana -
Duunyo Veterinary Service

Ectax waa xalki dulinka xoolaha dhiiga ka jaqa (nuuga) hadaba si aad shilin iyo boodo ugu nasato isticmaal ecmax ooaad k...
30/06/2025

Ectax waa xalki dulinka xoolaha dhiiga ka jaqa (nuuga) hadaba si aad shilin iyo boodo ugu nasato isticmaal ecmax ooaad ka hili doonto xarumaha duunyo

30/06/2025

waa ku faraxsanhy in dadku soo fahmayaan qiimaha xoolaheenu leeyihiin iyo hababka wacan looga faaidaysan karo nagala so xariir 0619604160

28/06/2025

Mala socotaa in dalka laguu keenay levimisole oo ah dawo gooryaan dile ah / hadaba fuunyo ugu imow dawada oo ah dawo tayo sare leh —-

Move-hydroaminovit waa sharoobo nafaqo dhameystiran anfaceyso xoolaha caatada ah iyo kuwa tabarta daran --Waa daawo cayi...
28/06/2025

Move-hydroaminovit waa sharoobo nafaqo dhameystiran anfaceyso xoolaha caatada ah iyo kuwa tabarta daran --

Waa daawo cayilineyso xoolaha kana dhigeyso kuwoo buurbuuran --

Duunyo Veterinary Service

 :- Xoghayaha Dowladda Hoose ee Deg.Buurtinle oo ay Waheliyaan Xildhibaanadda Golaha Degaanka Deg.Buurtinle Ayaa Maanra ...
25/06/2025

:- Xoghayaha Dowladda Hoose ee Deg.Buurtinle oo ay Waheliyaan Xildhibaanadda Golaha Degaanka Deg.Buurtinle Ayaa Maanra Xarriga ka jarey Xaruunta Duunyo Ee Daawaynta iyo Daryeeelka Xoolaha Ee Degmada Buurtinle oo bixin doonta Addeegyada

1. Dawaynta Cudurada Xoolaha
2. Talaalka Xoolaha
3. Qalliinka Xoolaha Cuna Bacda
4. Qalliinka Xoolaha Dhalmadu Ku Adkaatay
5. Latalinta Xoolo Dhaqatada.

Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Buurtinle Mudane Aadan Dhuuke oo ay Weheliyaaan Xildhibaanadda Golaha Degaanka Magaladda Buurtinle ayaa Bogaaadiyay Xaruuntan Cusub ee Maanta Laga Furey Magaladda Buurtinle taas oo Xoola dhaqatada Miyi Iyo Magaalaba ka haqab tiri doonta Adeegyada Cafimaad Xoolaha .

Waa dawo xallineyso cilladaha dheefshiidka Waxay ka qeyb qaadanee in dheefshiidka noqdo mid sifiican ushaqeeyo - Dheefsh...
25/06/2025

Waa dawo xallineyso cilladaha dheefshiidka

Waxay ka qeyb qaadanee in dheefshiidka noqdo mid sifiican ushaqeeyo -

Dheefshiidka waa aas aaska nolosho xoolaha

Waxay diyaar idiinkugu tahay dhamaan xarumaha Duunyo Veterinary Service

25/06/2025

Waa sharoobo kuu naaxineyso xooloha oo kasameysan vitamino iyo macaadin protien / hadaba qurxiso xoolahaaga

Address

Mogadisho

Telephone

+252619604160

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duunyo Veterinary Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Duunyo Veterinary Service:

Share

Category