Abdirahamaan dheere

Abdirahamaan dheere this is my official page This is my personal blog page.

25/05/2022

Tan hees dhaaftay waxaan ku sheego garan maayo bal idika wax un ka shaha👌👌

Dhamaanteen waxaynu nahay N&N nagusoo biir dadka nidaamka Damuljadiid aan iska dhex arag oo dhan si kumeel gaar ah ayaan...
23/05/2022

Dhamaanteen waxaynu nahay N&N nagusoo biir dadka nidaamka Damuljadiid aan iska dhex arag oo dhan si kumeel gaar ah ayaan idiin soo dhaweynaynaa

Muuqbilan Muqdisho My Minin ❤️ Farta Taag Hadii Aad Muqdisho Joogto Ama Aad Ku Dhalatay ?Xitaa hadii Aad Jecehshay Inaad...
21/05/2022

Muuqbilan Muqdisho My Minin ❤️ Farta Taag Hadii Aad Muqdisho Joogto Ama Aad Ku Dhalatay ?

Xitaa hadii Aad Jecehshay Inaad Imaato Mar Uun Farta Taag One Love Saara Sawirkan Quruxda badan 💯✔️

20/05/2022

MW Xasan Sheikh la doortayaaba dhacdooyin aan la mahdin baa la arkay ee ma qadarka & waqtiga kulmiyay mise wax kalaa jira ?

Aragtidaada adaa xor u ah ?

Qimee intee la ag agtaadaKu leeyahay madahawene farmaajo?
20/05/2022

Qimee intee la ag agtaada
Ku leeyahay madahawene farmaajo?

19/05/2022

Khudbadahii saamayta reebay ee mudane
Mohamed Abdullahi Farmaajo

War Dag Dag:  Warar soo baxaya goordhow ayaa sheegaya in Safiirka Imaaraadka Carabta ee Muqdisho oo uu la socday Wasiirk...
19/05/2022

War Dag Dag: Warar soo baxaya goordhow ayaa sheegaya in Safiirka Imaaraadka Carabta ee Muqdisho oo uu la socday Wasiirka Amniga Cabdullahi Maxamed Nuur inay bangiga dhexe kala baxeen lacag dhan $9.6 milyan.

Lacagtaan oo ahayd tii lagu qabtay garoonka Aden Cadde sanadkii 2018.

Safiirka iyo Wasiirka amniga ayaa lasoo warinayaa inay wateen Warqad ogolaansho ah oo ay ka heysteen Madaxweynaha goordhow la magacaabay.

Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa xili sidoo kale Ra’iisul wasaare Rooble uu kusii jeedo Imaaraadka Carabta si uu halkaas uga qeyb galo aaska loo sameynayo madaxweynihii dalkaas oo dhowaan geeriyooday,

19/05/2022

Waa su aale bushooyi dakoo buburay kumaa ka bedbaashay?

Jawaabta waa xagiina

Update : madaxweynaha xafiiska Kasi tagayo mudane maxamed a/lahi farmajo aya guri ka kireystay magaalada Muqdisho. Waxa ...
19/05/2022

Update : madaxweynaha xafiiska Kasi tagayo mudane maxamed a/lahi farmajo aya guri ka kireystay magaalada Muqdisho. Waxa la filaya in xil-wareejinta qabsonto Malinimada taladada.

Tani wexey benineysa sheekadi la gaday ee aheyd madaxweyne ama Raisul wasare kaso jeedo puntland , jubaland iyo waqooyiga Galmudug hadu xilka ka d**o magalada Muqdisho kuma dhax noolan karo oo dibada ayu u carara.

mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo wuxu tagaan yahay “meelna uma socdi, baasaborkeyga waan celiyay halke aada, muqdishawi dhab ayaan Ahay”.

Marka dalkada horumar, hufnaan iyo doorasho lagu mideysan yahay aad uga tagtid sidaas ayad sharaf uga dhax nolayeysa magalada geeskeda.

Madaxweyne farmajo doorashada in 1 sanno lagu daro isaga Sabab uma aheyn waxa marqati ka tihiin in Deni iyo Madoobe 10 jeer kabadan shirka tendhada loogu wacay oo ay diiden iney gudiyada dorashada so magacaban.

Maalgelinta naftaadu waa tallaabada ugu wanaagsan ee aad qaado noloshaada.Maalgeli caafimaadkaagaMaal gasho quruxdaadaMa...
19/05/2022

Maalgelinta naftaadu waa tallaabada ugu wanaagsan ee aad qaado noloshaada.

Maalgeli caafimaadkaaga
Maal gasho quruxdaada
Maal gasho noloshaada
Maal gasho farxadaada

Markaad noloshaada maal gashato cid kaa taajirsan malahan. ❤

Xog sugan oo aan ka helayno Villa Somalia ayaa sheegaysa in Madaxweyne Farmaajo ku wareejin doono Xasan Sheekh lacag ka ...
19/05/2022

Xog sugan oo aan ka helayno Villa Somalia ayaa sheegaysa in Madaxweyne Farmaajo ku wareejin doono Xasan Sheekh lacag ka badan boqollaal milyan oo doollar. 2017 Madaxweyne Farmaajo waxa uu ka guddoomay Xasan khasnad madhan oo aan waxba ku jirin. Xasan iyo saaxiibbadii jeebka bay ku shubteen lacagtii khasnadda ku jirtey kolkii ay wareejinayeen xafiiska. Hadda xataa dowladdu waxa ay bixisay dhammaan mushaharaadkii oo ay ku jiraan baarlamaanka cusub. Madaxweyne Farmaajo hal shilin oo laaluush ah ku ma bixin doorashada,

19/05/2022

Dheedheel laguma dhalee waa loo dhar dhigtaa🤣🤣🤣

Saacadaan hada lajoogo dalka yaa madahweyne ka ah?
17/05/2022

Saacadaan hada lajoogo dalka yaa madahweyne ka ah?

17/05/2022

Bal Nala wadaag codkaad yaad siin lahayt

16/05/2022

Guul iyo guul daraba waxaad ku noolaan doonta qalbiyadeena🥰🥰💯💥

Xaalada aad hada ku sugan tahay Emoj ku Cabir
15/05/2022

Xaalada aad hada ku sugan tahay Emoj ku Cabir

Xabiibul malaayiin huuduu galayaa Soo duceeya jamaahiirta N&N guul insha allha
15/05/2022

Xabiibul malaayiin huuduu galayaa
Soo duceeya jamaahiirta N&N guul insha allha

Address

Mogadisho

Telephone

+252615226736

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahamaan dheere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abdirahamaan dheere:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram