11/10/2025
๐๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ซ๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐๏ธ๐
Ururka Somali Optometry Association - SOA ayaa si firfircoon uga qeyb qaatay xuska Maalinta oo si wadajir ah ay u qabteen CharityVision Somalia Jaamacadda Aden Adde International University-AAIU.
Munaasabaddan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu saaray muhiimada ee leedahay in la iska baaro indhaha si joogto ah โ xitaa haddii aysan jirin calaamado oo qofka dareemaayo.
Ururka dhakhaatiirta indhaha SOA wuxuu mar walba ka goโan inuu hormuud ka ahaado kobcinta aqoonta indhaha, cilmi-baarista, iyo adeegyada caafimaadka indhaha ee dalka, isaga oo la shaqeynaya jaamacadaha, ururrada samafalka, iyo hayโadaha caafimaadka bulshada.
Ministry of Health- Somalia Somali National Health Professionals Council - NHPC World Council of Optometry