
26/09/2023
OGEYSIIS
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshada somaliyeed in xarunta
Bulsho-caawiye laguu sameendooono ogaashaha nuuca dhiigaada si lacag la aan ah
Tirada la qabandooni wee xadidan tahy ee la soco
29/09/23 galabnimo jumca ah.
Bulsho-Caawiye Medical & Training Center