Dr Foodcade

Dr Foodcade Waxaad boggaan ka heli kartaa wacyi-gelin iyo talooyin Caafimaad oo joogto ah.

Ciid wanaagsan.
06/06/2025

Ciid wanaagsan.

13/12/2024

Jumca wanaagsan
Daryeelka Dhagaha, Sanka iyo Cunaha
Alla Amin ENT
613342727

05/12/2024

In labadalo fikirka qaldan ee sida loodaryeelo dhegaha.
Alla Amin ENT Guricel Soomaaliya
613342727

29/11/2024

In labadalo fikirka qaldan ee sida loodaryeelo dhegaha.

BISMILLAAH In labadalo fikirka qaldan ee sida loodaryeelo dhegaha. :Quraafaadka: 🚫Sijoogtaa in looga saaro dhegta.Xaqiiq...
23/11/2024

BISMILLAAH

In labadalo fikirka qaldan ee sida loodaryeelo dhegaha.

:

Quraafaadka: 🚫Sijoogtaa in looga saaro dhegta.
Xaqiiqada: ✅️dhegta ayaa si iskeed ah banaanka usoosaarta hadii aan lacar qaladayn.

.

Quraafaadka: 🚫 In guriga lagu daweeyaa, sida gubida IWM.
Xaqiiqada: ✅️ Waa in Dhakhtarka Dhegaha la' aado.

:

Quraafaadka: 🚫Inow ufiicanyaha Dhegta.
Xaqiiqada: ✅️ Looma ogola dhegta.

:

Quraafaadka: 🚫 wax aan dhibaato lahayn.
Xaqiiqada: ✅️ Dhibaato ubahaan in si dhaqsi ah waxlooga qabto.

Dr Foodcade.
Fadlan dadkale gaarsii.

Changing mindsets about  I will translate soon this chart.
12/11/2024

Changing mindsets about
I will translate soon this chart.

Bismillaah.Otitis Media w Effusion Maanta waxaan ka hadlidoonaa midkamida caabuqyada kudhaca Dhegta dhexe, aanan lahayn ...
01/11/2024

Bismillaah.
Otitis Media w Effusion

Maanta waxaan ka hadlidoonaa midkamida caabuqyada kudhaca Dhegta dhexe, aanan lahayn wax qoyaan ah oo banaanka laga arkaa ama xuubka dhegta oowsan dilaacayn, waa midkamida waxyaabaha ugu badan ee sababa Maqal la aanta aan lala dhalan waxoowna kudhicikaraa da'walba, waxoow aad ugu badanyaha Caruurta.

Caabuqaas waxaa afka caafimaadka lagu garan ogyaha; Secretary Otitis Media.

Maxaasababa.
1. Cilad ku imaata Tubada isku xirta Dhegta qaybta Dhexe iyo dhuunta( Hilibka Adenoid ka sanka oo waynaada, Qumanka jiradoodu joogtada taha, Sanboorka, Burooyinka kudhaca Sanka iyo Afka halkeey isaga darsamaan iyo Dhenxanaga furan) .
2. Xasaasiyadda
3. Caabuqa dhegta dhexe oon sifiican looga bogsan.
4. Qaybo kamida Fayrasyada kudhaca hawo mareenka sare.
Calaamada ugu muhiimsan waa maqalka oo yaraada.
Daawada:
Marka 1aad waa dawo, mar ilaa 2 mar.
Hadii dawadu xalkeeni wayso ama qoyaanku yaha mid adag, xalku waa qaliin fudud oo xuubka laduleelaa kadibna laga soo saaraa qoyaanka.

Dr Foodcade
Lawadaag asxaabtaada
Mahadsanidiin

Bismillaah,○ Cudurrada ku dhaca Ciddiyaha waxaa kamida cudur loo yaqaan "Onychomycosis" oo uu keeno Noole Ilma Arakto ah...
25/10/2024

Bismillaah,

○ Cudurrada ku dhaca Ciddiyaha waxaa kamida cudur loo yaqaan "Onychomycosis" oo uu keeno Noole Ilma Arakto ah oo layiraahdo Fungi.
○ Noolahaan inta badan waa fursad suge, Ciddiyahana inta badan waxa uu kudhacaa kadib markii dhaawac soogaaro.
○ Calaamadaha lagu garto:

◇ Isbadal midab ka cidida.
◇ Burbur kuyimaada Cidida.
◇ Caabuq
◇ Xanuun.
♧ Calaamadahaan Cuduro kale ayaa lagu arkaa; Nail psoriasis, Eczema & Trauma.
♧ Waxaana kala saari kara Dhakhtar.
○ Sidee lagu go aamin karaa.
Intabadan waxaa lagu go'aan qaataa Calaamadaha iyo Waraysiga bukaanka, sidookale waxaa lasamayn karaa "Culture" si waxbadan looga ogaado.

♡ Daawada:
Cudurkaan Dawadiisa waa lahelaa, waliba hada waxaa dalka lakeenay Daawo ka tayo fiican kuwii h**e, kana waxyeelo yar Cididana sideeda kusoo celineeysa muddo yar.

♡ Maxaa keeni kara inuu Bukaanku boksan:

◇ Dawadii ku habooneed oo aan lasiinin.
◇ Bukaanka oo sidii larabay Daawada uqaadan.

Fadlan Saar Bogga, Siina garey.

.

Impacted Wax(Dhegta oo dhukay kuxirmo)
07/10/2024

Impacted Wax(Dhegta oo dhukay kuxirmo)

Check out Dr Foodcade’s video.

Sawirka hoose waxow muujaa Khatarta ay kusuganyihiin bukaanada leh Gaastariikada isku badashay Boogta aayna sababtay Bac...
17/07/2024

Sawirka hoose waxow muujaa Khatarta ay kusuganyihiin bukaanada leh Gaastariikada isku badashay Boogta aayna sababtay Bacteeriyada H.pylori iyo isku halayntooda daawada Gaaska oo aay qaataan markeey dareemaan xanuunka.

Sida albaabkaasu ujilicsanyaha oo kale ayay daawadaasu taha oo waxaa suuragala in marwalba boogtu sii fagaato oo banaanka ufuranto ama waxoow keenikaraa Kansarka Xiidmaha iyo Caloosha 2duba waa xaalado amarjansaa xalkooduna owsan sahlanayn.
Gaaska nuucaana waxaa jira baaritaan lagu hubsankaro iyo daawo looga bogsankaro, kahor inta owsan ugudbin xanuunadaan aan soo sheegnay.

Qaybta comments ka aqriso Calaamada ugu muhiimsan ee lagu garto inaad leedaha Boogta Gaastariikada.

Alla Aamin Health Center Guricel 613342727

Lawadaag asxaabtaada
Nagu soobiir si aad u hesho wacyigalin Caafimaad

 . .5 caado dhaqmeed oo qatar ku ah Caafimaadka Dhegaha, waxna aan  kabadalayn xaaladii caafimaad daro ee qofku kujiray,...
13/06/2024

.
.
5 caado dhaqmeed oo qatar ku ah Caafimaadka Dhegaha, waxna aan kabadalayn xaaladii caafimaad daro ee qofku kujiray, marar badan aay dhacdo inaay xanuunkii jiray kasiidaraan ayaan dhawaan indinla wadaagi doonaa ayakoo faahfaahsan.
Hadaba nalawadaag intaad ka garanayso.

Fadlan dhaho bogaan oo nagu soobiir si aad u hesho wacyigalin Caafimaad oo joogto ah.

dheh oo lawadaag asxaabtaada.
613342727/610216565

Address

Mogadisho

Telephone

+252615251823

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Foodcade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Foodcade:

Share

Category