Dr macruuf

Dr macruuf ka hel tala caafimaad oo ku anfici karta

08/06/2023

الصدق طمأنينة والكذب ريبة!!

Aanku wada salino nabiga NNKH .
08/10/2022

Aanku wada salino nabiga NNKH .

digniin WHO ayaa soo saartay in sharoobooyinkaan meesha ka muuqda caruurta ka siiya aay ku sumoowdo dhimashana ka timaad...
06/10/2022

digniin WHO ayaa soo saartay in sharoobooyinkaan meesha ka muuqda caruurta ka siiya aay ku sumoowdo dhimashana ka timaado sidaas darteed haliska ilaaliyo.

03/10/2022

si fudud buro ku taalo ugxan sidaha oo aan qaliin ugu sameeyay isbitalka wardi hamar jajab, alxm ilaah waa igu guuleeyay bukaankana wuu caafimaad qabaa.

02/10/2022

gabar yar oo ka cabaneeyso eerno ayaan qaliin ugu sameeyay isbitalka alxm weey caafimaad qabtaa alla ayaana ku mahadsan.

cajiib!!!! sawir hadlaayo.
15/08/2022

cajiib!!!! sawir hadlaayo.

21/05/2022

Fayruska Africka ka qarxay wax ka ogow monkeypox ( furuq daayeerka).

Monkeypox (Furuqa daanyeeradda) waa cudur uu keeno il ma'araga virus ka, oo qayb ka ah Orthopoxvirus genus, qoys ahaanna raacsan famil ka Poxviridae.

Monkeypox Waa Cudur fayruus ah oo ku dhaca xayawaaanka una gudba Bani aadamka (zoonotic disease) badanaana lagu arko kaymaha Africada Dhexe iyo Africada galbeed.

Monkeypox calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah
●Qandho
●nabaro afka biyo iyo malax ku wata
●qanjiro barar (fever, rash and swollen lymph nodes).

Monkeypox badanaa waa cudur si iskiis ah looga bogsado muddo 2 ilaa 4 asbuuc gudahood ah (self-limited disease with the symptoms lasting from 2 to 4 weeks).

Xaaladdo aad u daran ayaa dhici kara mararka Qaarkood oo dhimasho keeni kara (Severe complicated cases can occur).

Monkeypox wuxuu ku gudbaa taabashada qof ama xawaan qaba cudurkaas.

Calaamadaha lagu garto cudurkaan waxay u egyihiin calaamadaha cudurka furuqa oo dunida hada ka hor laga daba jaray iyadoo la isticmaalay Talaal xaaladii ugu danbaysayna cudurka furuqa dunida oo idil waxaa lagu arkay somalia gaar ahaan jubadda hoose.

Monkeypox waa ka faafid yaryahay, waana ka dhimasho yaryahay marka loo eego cudurka furuqa ( smallpox).

Monkeypox Waxaa looga hortagaa Talaalkii cudurka furuqa lagu daba jaray, kuwa cusubna hada ayaa loo helay. Sidoo kale waxaa dhawaan la helay dawooyin lagula tacaalo xaaladaha cudurkaa uu soo rito.
Dr macruf

Address

Mogadisho

Telephone

+252615997002

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr macruuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr macruuf:

Share

Category