Abuu Ayuub Polyclinic

Abuu Ayuub Polyclinic Abuu Ayuub Polyclinic Center waa xarun caafimaad oo bixisa adeegyo caafimaad oo dhameestiran

Iska gaabi iftiinka mobile-ka xilliga habeenkii ama iskaba jooji isticmaalkiisa
06/02/2024

Iska gaabi iftiinka mobile-ka xilliga habeenkii ama iskaba jooji isticmaalkiisa



Bal maanta aan is-baranee Dhiigagu waa nuucee adiga ?Qeybta faalada  nagula wadaag
30/01/2024

Bal maanta aan is-baranee Dhiigagu waa nuucee adiga ?
Qeybta faalada nagula wadaag



Macaamiil Waxaan diyaa unahay in aan Kuu adeegno goorwaliba.Nagala soo xiriir 👇252 613661161
28/01/2024

Macaamiil Waxaan diyaa unahay in aan
Kuu adeegno goorwaliba.
Nagala soo xiriir 👇
252 613661161


Juma Mubarak
26/01/2024

Juma Mubarak


Waxaan Kuu Haynaa Daryeel Caafimaad Oo Wanaagsan.Nagu soo booqo xarunteena Abuu Ayuub Polyclinic Ama Nagala soo xiriir 👇...
25/01/2024

Waxaan Kuu Haynaa Daryeel Caafimaad Oo Wanaagsan.
Nagu soo booqo xarunteena
Abuu Ayuub Polyclinic
Ama Nagala soo xiriir 👇
252 613661161

HADAFKEENU WAA CAAFIMADKAAGAWAXAAN MARWALIBA HEEGAN U NAHAYWAA DARYEELKAAGANagu soo Boogo XaruntenaAbuu Ayuub Polyclinic...
23/01/2024

HADAFKEENU WAA CAAFIMADKAAGA
WAXAAN MARWALIBA HEEGAN U NAHAYWAA DARYEELKAAGA

Nagu soo Boogo Xaruntena
Abuu Ayuub Polyclinic
Ama Nagala soo xiriir 👇
61 3661161


QAYBTA DAWAYNT CUDURADA GUUDDr.Abdikarim Abdullhi OmarLakulan dhaqtarka si aad u hesho daryeel cafimad oo dhamaystiranNa...
18/01/2024

QAYBTA DAWAYNT CUDURADA GUUD

Dr.Abdikarim Abdullhi Omar

Lakulan dhaqtarka si aad u hesho daryeel cafimad oo dhamaystiran

Nagu soo Booqo Xaruntena
Abuu Ayuub Polyclinic

Ama Nagala soo xiriir 👇

252 613661161



QAYBTA LAB-KAQaybtan waxaa kuugu diyar ah qalab casri ah iyo jawab lahuboNagu soo Booqo Xaruntena Abuu Ayuub Polyclinic ...
16/01/2024

QAYBTA LAB-KA

Qaybtan waxaa kuugu diyar ah qalab casri ah iyo jawab lahubo

Nagu soo Booqo Xaruntena
Abuu Ayuub Polyclinic

Ama Nagala soo xiriir 👇

252 613661161 |



TonsillitisWaa caabuq kuyimaada qumanka si kale hadii aan udhahno quman barar waxauu haleeli karaa da kasta waxa uu aad ...
11/01/2024

Tonsillitis
Waa caabuq kuyimaada qumanka si kale hadii aan udhahno quman barar waxauu haleeli karaa da kasta waxa uu aad ugu badan yahay da da caruurnimada

Claamadaka lagu garto

1) dhuunta ama cunaha oo aad u xanuna qofka
2) liqida qofka oo eey dhibaato ku timaado
3) afka oo aad usoo ura

4) qandho ama xumad aad usareysa

N.B: hadii aad isku aragto calamadaha nagu soo booqo Abuu Ayuub ama

Nagala soo xiriir

252 613661161


Pneumonia ama ofwareynwaa infection ama caabuq ku dhaca mid ama 2 da Sambabood waxaana sababikar, bacteria, Viruses, ama...
10/01/2024

Pneumonia ama ofwareyn
waa infection ama caabuq ku dhaca mid ama 2 da Sambabood waxaana sababikar, bacteria, Viruses, ama fungi Waa caabuq sambabada ku adkayo inay si fudud u neefsadaan

Claamadaka lagu garto
1.qandho
2. Xanun marka la qufacayo
3. qufac soosaara Xab
4. neefsasho deg deg ah ama adag
5. cunta xumo
6. matag ama shuban

N.B: hadii aad calamadahan ku argto ilamahaga nagu soo boogo Abuu Ayuub ama

Nagala soo xiriir 👇

252 613661161 |


Waa maxay jadeecadu?waa cudur la kala qaado oo uu keeno Jermis Ilma aragta ah.Claamadaka lagu garto1: qufac2. Xumad sare...
08/01/2024

Waa maxay jadeecadu?
waa cudur la kala qaado oo uu keeno Jermis Ilma aragta ah.

Claamadaka lagu garto
1: qufac
2. Xumad sareysa
3: indhaho Casaan
4: finan Cas ooleh buur- buur muuqda
5: San cun cun
Sidee loogaga hortagikaraa Qaabka ugu wanaagsan ee la isaga ilaaliyo waa in la is talaalo

Nagala soo xiriir 👇

252 613661161

Address

Mogadisho

Telephone

+252613661161

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abuu Ayuub Polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abuu Ayuub Polyclinic:

Share