
15/07/2025
Sahan Pathology Labs waxay soo kordhisay adeegyo cusub oo muhiim u ah dhakhaatiirta ku takhasustay daaweynta xanuunada maqaarka. Xarunta waxaad ka heli kartaa adeegyo dhamaystiran oo ay ka mid yihiin:
🔬 Skin punch biopsy
🔍 KOH Test
🦠 Baaritaanka Bakteeriyada iyo Fangaska (Culture & Sensitivity)
🌿 Allergy Test. Nala soo xiriir maanta si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah:
📞 +252 610834040.