
08/11/2024
Jimco, November, 8, 2024 (HOL) - Ganacsato Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho waxa ay ka hirgaliyeen sheybaarka Kalluunka kaa oo shaqadiisa ay noqon doonto hubinta tayada iyo caafimaadka Kalluunka ee gudaha dalka iyo kuwa dibadda loo dhoofiyo taas oo qeyb ka qaadaneysa horumarinta kalluumeysiga qa...