DR: CAAFI YARE.

DR: CAAFI  YARE. Halkaan kalasoco kana hel Qormooyin & Talooyin Caafimaad insha Allah.

01/07/2023

- SUTURE EQUIPMENT NAMES
(Magacyada qaar ka mid ah Qalabka Tolniinka ) .

saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

WBC's/Leuckocyte Types :Reference ranges for differential white blood cell counts (DLC) are as follows:1)Neutrophils - 2...
30/06/2023

WBC's/Leuckocyte Types :

Reference ranges for differential white blood cell counts (DLC) are as follows:

1)Neutrophils - 2500-8000 per mm3 (55-70%)

2)Lymphocytes - 1000-4000 per mm3 (20–40%)

3)Monocytes - 100-700 per mm3 (2–8%)

4)Eosinophils - 50-500 per mm3 (1–4%)

5)Basophils - 25-100 per mm3 (0.5-1%)

saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

29/06/2023

" Bulsho Wada Dhakhaatiir ah Cajiib "

Jiil Media Shaqo wacan ayaad bulshada u haysaan ee horay u Socda .
saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

29/06/2023

------------------- is the union of male and female gamete .

saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

- Which of the following this pathological case: (A) Cellulitis (B) Lipoma(C) Osteoma (D) Ganglion cyct  saar Page ka🩺  ...
16/06/2023

- Which of the following this pathological case:

(A) Cellulitis
(B) Lipoma
(C) Osteoma
(D) Ganglion cyct

saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

- PROTON PUMP INHIBITORS(PPIS)  DRUGS.   saar Page ka🩺  garee🧠⤵️DR: CAAFI  YARE.
09/06/2023

- PROTON PUMP INHIBITORS(PPIS) DRUGS.

saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

- What’s your most likely diagnosis?  saar Page ka🩺  garee🧠⤵️DR: CAAFI  YARE.
28/05/2023

- What’s your most likely diagnosis?

saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

_____________ is surgery procedure to deliver a baby. The baby is taken out through your abdomen.A) C-SectionB) Appendec...
26/05/2023

_____________ is surgery procedure to deliver a baby. The baby is taken out through your abdomen.

A) C-Section
B) Appendectomy
C) Hip Replacement Surgery
D) Cataract Surgery

saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

- ANTIBIOTICS   saar Page ka🩺  garee🧠⤵️DR: CAAFI  YARE.
26/05/2023

- ANTIBIOTICS

saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

What's your Diagnosis? (Only clever students/doctors can answer this correctly.)  saar Page ka🩺  garee🧠⤵️DR: CAAFI  YARE...
24/05/2023

What's your Diagnosis?
(Only clever students/doctors can answer this correctly.)

saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

21/05/2023
Maanta wa maalinti igu murugada badneed noloshyda. Dhaqtar ahaan waxan la tacaamulay hooyooyin badan oo uur leh (xaamilo...
18/05/2023

Maanta wa maalinti igu murugada badneed noloshyda. Dhaqtar ahaan waxan la tacaamulay hooyooyin badan oo uur leh (xaamilo ah) mar kaste oo an joogo qolka dhalmada(delivery room) waxan alle u weydiiyaa inuu ilaaliyo una naxariisto dhaman hooyooyinka.
Xanuunka dhalmada aad ayuu u dhib badanyahay kaliya kumana eka inay caloosha kugu siday 9bilood.
Dhalashadii nolasha cusbayd; maantay waxan u ooynay si daran, waxan waynay hooyo.

Wa maxay sababta ay igu noqotay mid aad I xanuujisa hooyadaan?

Waxay ilmo la aan aheed 14 sanadood anagoo isku daynay qaybaha kala duwan ee daaweynta dhalmo la aanta sida: inan ku durno cirbado iyo bacrimin artificial ah ( artificial insemination).
Ugu danbeyntii, ayadoo filanaysa wanaag waxay qaadatay dhamaan daawoyinkii loogu talagalay, inkasto ay qabaty burada ku dhacda ugxaanta(ovarian tumour).

Markii ay uur yeelatay buradii waxay bilowday inay baaba,do wax walibana waxu ku so noqday sidi la rabay.
Si luugu muujiyi naxariiso iyo wanaag waqti walba markii la gaaray waqtigii dhalmada waxa ii yimid ninkeedi oo cararaya waxana aan ka so tagay dhaman shaqadaydii waxaana la joogay todobo saacadood o ay foolanaysay ilaa An ka go aansanay in la qalo(C section), markii la qalay kadib waxay kor u qaaday cunigii lagu qalay ayadoo dhoola cadeynaysa kadibse way geeriyootay.
waxaase noolaaday cunugii yaraa.... markii loo sheegay ninkeedii oo sugayey jawabta waxay ku noqotay layaab uu rumaysan wayey sida ay isugu badashay maalintan farxadu maalin murugo! "
waxay lumiyey naf qaali ah dhalashada naf kale(cunuga yar)" .

Fadlan ixtiraam hooyooyinka sababto ah waxay u dhimanayan inay keenan dunida naf kale Ama nolol cusub ( ilmaha) taasoo soconaysa inay caloosha kugu qaado sagaal bilood ayagoo ku dhib qaba xanuunka dhalmada saacado badan iyo in ay habeeno badan inay kor u hayaan caruurtaas wa naf hurid aad u weyn iyo rajo kale o ay ledahay.

Hadii aadan la hadlin hooyadaa fadlan bax oo la xariir hadana tusina jecelka aad u qabto iyo wanaaga aad u hayso hooyada una muuji ixtiraam.

FadlanHooyoIxtiraam ayay naga mudanthay

DHAQTARKAN AYAA SAWIR SOO DHIGAY WUXUUNA QORAY SHEEKADAAN ASAGOO ILMEEYNAYAn

❤ share adoo mahadsan❤

❤MAHADSANID❤

saar Page ka🩺
garee🧠⤵️
DR: CAAFI YARE.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR: CAAFI YARE. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share