27/12/2025
Dhalmo la,aantu ma ahan mid goor kasta muuqato mararka qaar jirku waa uu shaqeynayaa, rabitaankuna waa uu jiraa balse sabab aan muuqan ayaan hortaagan rajadii hooyonimo, dhalmo la,aantu waxa ay ka imaan kartaa meelo kala duwan sida, isbadal ku yimaado Hormoonada, caado wareerka, tuuboyinka minka oo xirma ama xaalado kale oo aan calaamado lahayn.