Caapital Hospital- dhaqtarka kilyaha iyo kaadi mareenka

Caapital Hospital- dhaqtarka kilyaha iyo kaadi mareenka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caapital Hospital- dhaqtarka kilyaha iyo kaadi mareenka, Hospital, Mogadisho.

ISBITAALKA CAPITAL WAXU KU YAALA AGA-GAARKA ISGOYSKA BENADIR G/AHAN KASOO HORJEEDKA ARMAN HALLS AMA WAC 0770711616,  077...
13/12/2023

ISBITAALKA CAPITAL WAXU KU YAALA AGA-GAARKA ISGOYSKA BENADIR G/AHAN KASOO HORJEEDKA ARMAN HALLS AMA WAC 0770711616, 0770711666

05/12/2023

QAYBTA QALIINADA GUUD EE ISBITAALKA Capital hospital
KA FAAIIDEESO WARBIXIN KOOBAN OO KU SAABSAN HYDROCELE- BIYAHA GALA XINIINYAHA

ISBITAALKA WAXU KU YAALAA DEG-HODAN, AGA-GAARKA ISGOYSKA BENADIR KASO HORJEDKA ARMAN HALLS AMA WAC 770711616⁩, 0770711666

KUSO DHAWOW  Capital hospitalQEYBTA QALLIINADA GUUD ( GENERAL SURGERY )Waxaa maanta Qaliin ( HERNIORRHAPHY ) u sameynay ...
20/11/2023

KUSO DHAWOW Capital hospital
QEYBTA QALLIINADA GUUD ( GENERAL SURGERY )
Waxaa maanta Qaliin ( HERNIORRHAPHY ) u sameynay walal ka cabanaye Hernia ( INGUINAL HERNIA ) si wanaagsan ayuu noogu soo dhamaaday alxamdullilaah
Qeybta Qalliinka Isbitaalka waxaa Idinkugu diyaar ah dhaqtar Qabiir ku Ah Qaliinada guud
ISBITAALKA WAXA UU KU YAALA AGA-GAARKA ISGOYSKA BENADIR KASO HORJEEDKA ARMAN HALLS AMA WAC
770711616 0770711666

16/11/2023

WAXAA ALLAH MAHADDII KU GUULEYSANNAY QALLIIN AAN U SAMEYNAY AABE 60 JIR AH OO KA CABANAYE BIYO UGA JIRAY XANIINTA ( HYDROCELE ) WAXAAN U SAMEYNAY QALLIIN ( HYDROCELECTOMY )
KUSOO DHAWOOW QEYBTA QALLIINADA GUUD OO LAGUUGU SAMEEYN DOONNO QALIINO HAB CASRI AH ( OPEN & LIPROSCOPIC SURGERY )
Qaliinada Isbitaalka kuu sameynayo waxaa kamid ah EERNADA, SHEELADA/BIYAHA XANIINTA GALA, QABSINKA, QALIINKA XAMEETIDA, BUROOYINKA, MINDHICIRADA XERMA IWM
ISBITAALKA CAPITAL WAXA UU KU YAALAA AG-GAARKA ISGOYSKA BENADIR G/AHAAN KASOO HORJEEDKA ARMAN HALLS AMA WAC 0770711616. 0770711666

QEYBTA KILYAHA,KAADI MAREENKA IYO TARANKA RAGGAHADDII AAD KA CABANAYSID XANUUNADA KILYAHA, INFEKSHINKA, GALAHA, TARANKA ...
13/11/2023

QEYBTA KILYAHA,KAADI MAREENKA IYO TARANKA RAGGA

HADDII AAD KA CABANAYSID XANUUNADA KILYAHA, INFEKSHINKA, GALAHA, TARANKA RAGGA; HAMMI YARIDA, IYO BIYAHA BAXA DEG DEGGA AH Soo booqo dhaqtarka KILYAHA, KAADI MAREENKA IYO TARANKA RAGGA

ISBITAALKA CAPITAL WAXU KU YAALA AGA-GAARKA ISGOYSKA BENADIR G/AHAN KASOO HORJEEDKA ARMAN HALLS AMA WAC 0770711616, 0770711666

06/11/2023

iska daweey cudurka galaha qaliin la'aan
CAPITAL HOSPITAL- KASOO HORJEEDKA ARMAN HALLS
0770711616/0770711666

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caapital Hospital- dhaqtarka kilyaha iyo kaadi mareenka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category