27/07/2025
Maxaa ka qurux badan dhoolla-caddeyn caafimaad leh?
Qeybta Ilkaha ee Albirri Hospital waa meesha lagula kulmo adeegyo casri ah, dhaqaatiir khibrad leh, iyo daryeel heer sare ah.
💎 Nadiifin | Buuxin | Bixin | Qaliin | Silig Ilko
Ha sugin inta ilkuhu xanuun bilaabaan – ka hor tag maanta!
Soo booqo Albirri si aad u bilowdo safarkaaga dhoola-caddeynta kalsoonida leh.