Dr Jibril Hassan Dahir

Dr Jibril Hassan Dahir يَا حَيُّ يَا قَيُّومُ ، بِرَحْمَتِكَ أَسْتَغِيثُ، أَصْلِحْلِي شَأْنِ كُلَّهُ، وَ لَا تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ

Learning sign language from the alphabet A  to Z 🥺❣️...
02/08/2024

Learning sign language from the alphabet A to Z 🥺❣️...

12/07/2024
BISMILLAHMahad oo dhami waxa ay  usugnaatay Allah (SW) oo ii suura galiyey  inaan gaaro mid kamid ah riyooyinkeygii aan ...
04/07/2024

BISMILLAH

Mahad oo dhami waxa ay usugnaatay Allah (SW) oo ii suura galiyey inaan gaaro mid kamid ah riyooyinkeygii aan lahaa taas oo ah in aan kasoo qalin badashto heerka 1aad ee waxbarashada shalay oo taarikhdu ahayd 03/july/2024
Marka xigta waxan u mahad celinaya waalidkayga iyo walaladii oo mudadaa dheer ila so garab tagna.

Waxan si gar ah ugu mahad celinaya qofkasta oo garab istaag imuu jiyay in aan heerkan soo gaaro waad mahad sanitihiin

Wax kale oo mahad celinayaa asxptii aan isla iso afmeernay waxbarashada wadmahadsan tihiin waxaan idin jarajenayaa nolol quruxbadan

Ugu dambayn waxaan si guud iyo si gaar ahaned ugu mahad celinaya walaladi iyo saxiibadii iiso hambalyeysey
Dhamaantiin waad mahadsantihiin👏👏
sharaf iyo karaamo dushiina ha ahaato🥰💯🙏

✍ OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS✍Dhammaan bulshadda ku dhaqan Gobolka Banaadir waxaa la ogeysiinayaa in dugsiga hoo...
16/07/2023

✍ OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS✍

Dhammaan bulshadda ku dhaqan Gobolka Banaadir waxaa la ogeysiinayaa in dugsiga hoose dhexe sare ee Plasma Schools uu qaadanayo ardey cusub sanad dugsiyeedka 2023____2024 oo isugu jira heerarka kala duwan ee waxbarashada ; Diyaarinta ardeydda sida Hoose ,Dhexe ,Sare iyo sidoo kale waxbarashada dadka waaweyn .


Wixii faah faahin ah fadlan wac lambaradda hoose ku qoran .

✅ 611003234/611003234/611003235

Address

Mogadishu

Telephone

+252617022137

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Jibril Hassan Dahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share