Drlepan Drabdi nor

Drlepan Drabdi nor Doctor are men who interested people

01/10/2018


Hada kahor ayaa waxaa jiray nin bakhiil ah. malin maalmaha kamid ah ayaa asagoo loos cunaayo naagtisa kudhahday caliyow I dhadhansii sxbkaa 1 xabo ayuu siiyey.
qoftaan wuu umacaday hadaba wexey dhahday cali isii bahalka wuu macyahee aan dhadhamiye '''': sxbkaa kulahaa "naga daa dheesha waa isku dhadhan wlh" kakakkkakaka

23/09/2018

Sheego gaaban oo qosol badan

Hada ka hor ayaa nin dabaal/Nacas ah aan sidaa diinta u aqoon ayaa lacag ubaahday, kadib waxoo soo galay Masaajid si oo udacaysto oo ilaah wax u waydiisto..
Kadib ninkii odayga docadii ayuu bilabay (ILAAHOO LACAG SIDAAS IYO SIDAAS KU SAMAYNAA)..
Ninkii docadii markuu dhamaystay ayuu kitaab meesha yaalay warqad yar inoo soo qabsaday ku qoray “ILAAHAYOW JAWAAB KAA SUGAA”..

Xabad ciyaalka xaafada oo dhiblow ahaana meel dheer ka arkaayay, markuu odaygii baxay ayaa kii ciyaalka xaafada kitaabkii fiiriyay waxa ninka oo galiyay, markuu fiiriyay ayuu arkay qoraalkii ahaa “ILAAHAYOW JAWAAB KAA SUGAA”.
Islamarkiiba waxoo ku qoray warqadii “WAXBA KUUMA HAYNA AY INOOGA BAXA MASAAJIDKA”..

Odaygii baa labo isbuuc kadib soo laabtay oo fiiriyay kitaabkii, hase ahaate waxoo arkay warqadii oo ku qorantahay “WAXBA KUUMA HAYNA AY INOOGA BAXA MASAAJIDKA”.. Odaygii ayaa islamarkii kitaabka intuu dhigay ka cararay asigoo sii ordaayay ayuu albaabkii hadana ku kufay, kolkaas dhahay “Ilaahow Masaajidkii kaaga baxnee ha’ina kufin”kkkkkkkkkkkkkkk
Quraa sare liban Drabdi nor
Plz dont forget. Like share comment

L
02/10/2017

L

Laryngiti sPresented by:- Jay Rami

11/10/2016

Address

Mogadisho

Telephone

+252618422061

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drlepan Drabdi nor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Drlepan Drabdi nor:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram