Oasis Cancer Hospital

Oasis Cancer Hospital Somaliaโ€™s First Cancer Hospital Specialized diagnostics & Advanced treatment
Beacon of hope for cancer patients.

24/07/2025

250 milyan qof ayaa la nool cudurka cagaarshowga. Fariinta wacyigelinta ee Drs Sacdiya Ahmed waxay iftiiminaysaa muhiimadda tallaalka iyo ka hortagga cudurka cagaarshowga.

Isbitaalka waxa uu kuyalla Degmada Hodan inta udhaxeysa Abdiqasim iyo Tarabuunka.






23/07/2025

Drs Razan Agabnaa, oo ah khabiir ku takhasustay cudurrada maqaarka, ayaa hadda ka howl billowday cusbital ka Oasis Cancer Hospital.U imow daryeel caafimaad oo tayo leh iyo adeegyo cusub oo casri ah.

22/07/2025

Waxaa si rasmi ah ugu howl bilaabay Cusbitaalka Oasis Cancer Hospital Dr. Adnaan Abdulrahmaan dhakhtar khabiir ku ah cudurrada Dhegaha, Cunaha iyo Sanka , lehne 12 sano oo waayo-aragnimo ah.

Dr. Adnaan Abdulrahmaan has officially started working at Oasis Cancer Hospital as an Ear, Nose, and Throat (ENT) specialist with 12 years of experience.

Waxaa dalka dib ugu soo laabtay Dr. Adnaan Abdulrahmaan, oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada ๐™™๐™๐™š๐™œ๐™–๐™๐™–, ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™˜๐™ช๐™ฃ๐™–๐™...
22/07/2025

Waxaa dalka dib ugu soo laabtay Dr. Adnaan Abdulrahmaan, oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada ๐™™๐™๐™š๐™œ๐™–๐™๐™–, ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™˜๐™ช๐™ฃ๐™–๐™๐™–
(๐™€๐™‰๐™). Wuxuu hadda si rasmi ah uga howl bilaabay Isbitaalka Oasis Cancer Hospital.

๐˜ฟ๐™ง. ๐˜ผ๐™™๐™ฃ๐™–๐™–๐™ฃ waxa uu si xirfad leh u bixiyaa adeegyada caafimaad ee kala ah,

โ€ข ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐š๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ฃ๐š๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ค๐š
โ€ข ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐š๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐œ๐จ๐ ๐ช๐š๐ฅ๐š๐ฅ๐š๐š๐ง๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š (๐œ๐จ๐ ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š)
โ€ข ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ง๐จ๐จ๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ค๐š
โ€ข ๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐š๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐ -๐›๐š๐ฑ๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ค๐š
โ€ข ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐›๐จ๐จ๐ ๐š๐ก๐š ๐ฒ๐š๐ซ๐ฒ๐š๐ซ ๐ž๐ž ๐š๐Ÿ๐ค๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š



Isbitaalka Oasis Cancer Hospital waxaa kuso biirtay Dr. Razan Agabna, oo khibrad Durugsan u leh cudurrada   iyo ilaalint...
21/07/2025

Isbitaalka Oasis Cancer Hospital waxaa kuso biirtay Dr. Razan Agabna, oo khibrad Durugsan u leh cudurrada iyo ilaalinta bilicda maqaarka. Iyada oo adeegsaneysa qalab kala duwan sida -ka, , peeling, dib u cusboonaysiinta maqaarka, iyo microneedling.

Hadaba soo gaar oo hel qiimo dhimis 50%.
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:+252613648200





16/07/2025

Oasis Cancer Hospital iyo bandhigii Somali Business & Health Expo 2025!

Waxaan ku faraxsanahay inaan qeyb ka aheyn suuqa weynaha caalamiga ah ee Somali Business and Health Expo oo socday muddo 2 maalmood ah. Bandhiggan wuxuu noo noqday fursad dahabi ah oo aan ku gaarnay bulsho kala duwan oo si diirran u soo dhoweeyey fariinteena caafimaad.

Intii uu socday event-ka, Oasis Cancer Hospital wuxuu si firfircoon uga shaqeeyay cudurka , isagoo bixiyay la-talin caafimaad iyo xog muhiim ah oo ku saabsan ka hortagga iyo fahamka cudurka.

๐ŸŽ‰ Fursad Dahabi ah!Isbitaalku wuxuu bixinayaa 50% qiimo dhimis dhammaan adeegyada   iyo   laga bilaabo 17 ilaa 24 July 2...
16/07/2025

๐ŸŽ‰ Fursad Dahabi ah!
Isbitaalku wuxuu bixinayaa 50% qiimo dhimis dhammaan adeegyada iyo laga bilaabo 17 ilaa 24 July 2025.
Ka faaโ€™iideyso adeeg tayo sare leh qiimo jaban! ๐Ÿฅ

Isbitaalku wuxuu ku yaalla Degmada Hodan, inta u dhaxeysa Abdiqasim iyo Tarabuunka.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:+252613648200

15/07/2025

Waxaan ku faraxsanahay ka qeybgalka Somali Business and Health Expo!

Oasis Cancer Hospital waa isbitaal casri ah oo bixiya adeegyo caafimaad oo ballaaran, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo ogaanshaha iyo daaweynta cudurka kansarka. Waxaa kale oo aan bixinaa adeegyo caafimaad guud, baaritaanno caafimaad, la-talin caafimaad, iyo daryeel bukaan-socod iyo bukaan-jiif.

Waxaan u taaganahay daryeel naxariis leh, tayo sare leh, oo dadku heli karaan.

Oasis Cancer Hospital โ€“ Caafimaadkaaga, Mudnaantayada!

14/07/2025
  Somali Business & Health Expo 2025Maanta waxaan sharaf inoo aheed inaan ka mid noqono ka qaybgalayaasha Suuqweynaha Ca...
14/07/2025

Somali Business & Health Expo 2025
Maanta waxaan sharaf inoo aheed inaan ka mid noqono ka qaybgalayaasha Suuqweynaha Caalamiga ah ee Somali Business and Health Expo.
Ujeeddadeenu waa inaan bulshada u soo bandhigno adeegyada caafimaad ee casriga ah ee aan bixino, gaar ahaan la-dagaallanka kansarka. Waxaan sidoo kale helnay fursad aan kula kulanno dad badan oo xiiseynaya adeeggeenna, isla markaana dhiirrigelinaya dadaalkeena.
Mahadsanidin dhammaan dadka na soo booqday maanta. Waxaan diyaar u nahay inaan sii wadno wadashaqeynta iyo kor u qaadista wacyiga bulshada ee ku aaddan caafimaadka.


Come and See us at Somalia's Biggest Business and Health Expo ๐Ÿ“Beerta Banaadir
07/07/2025

Come and See us at Somalia's Biggest Business and Health Expo
๐Ÿ“Beerta Banaadir

Address

Mogadisho

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:15
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oasis Cancer Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share