Drdhuxulow

Drdhuxulow Honesty is the best policy. MEANING It's always better to tell the truth than it is to lie.

22/10/2024

Raiisul wasaare Xamza Abdi Barre waa aqoonyahaan Diini iyo maadiba ka dhisan

22/10/2024

Soo dhawoow eng musdafa abdullahi tifow

19/10/2024

Taladaan la ruun waa lagu rafaadaa

07/10/2024

Adigoon tacliin baran caashaq maku galay

Kaaraan waa kabaneysaa
07/10/2024

Kaaraan waa kabaneysaa

14/08/2024

Been fakatay run gaari weesay ,hadii eesan jirin bajaajle lacag laweediiyay ama wada cusub laga xiray maxay tahay cabashada ,
mootooley aan weediiyay suaashaas ma aqaano waxa laga banaanbaxayo ayuu ku jawaabay mid walba , kuwii banaanbaxayay markii lootegana xal marabno ayey dhaheen taas waxay daliil utahay in gacmo hoose jiraan maadaama wasaaradii gaadiidka leedahay majirto lacag aan kordhinay

12/08/2024

Geesiyad laba maahin

Waxaa loo sheegay in wadaadkeedu islaan kale la taaganyahay irida guriga waa ka gaari weesay .Maseerku waa masiibo
27/06/2024

Waxaa loo sheegay in wadaadkeedu islaan kale la taaganyahay irida guriga waa ka gaari weesay .
Maseerku waa masiibo

23/06/2024
33 sano ka dib burburkii dowladii dhexe waxaa markii ugu horeesay imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad looga fadhiistay d...
22/06/2024

33 sano ka dib burburkii dowladii dhexe waxaa markii ugu horeesay imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad looga fadhiistay dugsiga sare ee degmada ceeldheer
Reer ceeldheer gacanna qalinka ayey ku sidaan gacanna qoriga si ee iskaaga xureeyaan cadawga naf lacaariga ah ee ku habsaday 15 sano
Guul iyo natiijo sare ayaan urajeenayaa ardayda imtixaanka ufadhiistay guud ahaan si gaar ahna ardayda reer ceeldheer

09/04/2024

𝘾𝙞𝙞𝙙 𝙢𝙪𝙗𝙖𝙖𝙧𝙖𝙠 ,𝙘𝙞𝙞𝙙𝙖𝙖𝙣 𝙘𝙞𝙞𝙙𝙚𝙚𝙙𝙖 𝙨𝙖𝙢𝙤 𝙞𝙮𝙤 𝙨𝙞𝙮𝙖𝙖𝙙𝙤 𝙧𝙖𝙗𝙗𝙞 𝙝𝙖𝙣𝙖𝙜𝙪 𝙜𝙖𝙖𝙧𝙨𝙞𝙞𝙮𝙤

08/04/2024

𝙃𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙤 𝙃𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙤 𝙃𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙤 𝙃𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙤
𝙙𝙚𝙜𝙢𝙖𝙙𝙖 𝙘𝙚𝙚𝙡𝙙𝙝𝙚𝙚𝙧 oo qaaday koobka sanadka
𝙘𝙚𝙚𝙡𝙙𝙝𝙚𝙚𝙧 = 10
𝙃𝙚𝙡𝙞𝙬𝙖𝙖 = 8
𝙍𝙖𝙗𝙙𝙝𝙪𝙪𝙧𝙚=4
Guul Guul degmada 𝙘𝙚𝙚𝙡𝙙𝙝𝙚𝙚𝙧

Address

Mogadisho

Telephone

+252615431513

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drdhuxulow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Drdhuxulow:

Share

Category