Dr.Ceyni Maxamed

Dr.Ceyni Maxamed Dr.Aini Mohamed

Afsomali ahaan magacee utaqaanaa  -da?
27/07/2025

Afsomali ahaan magacee utaqaanaa -da?

16/07/2025

In 1978😅

صلى الله عليه وسلم
03/07/2025

صلى الله عليه وسلم

03/07/2025
Awooda Allah.Waxi ilahey kula doono cidna kaama hor istaagi karto.Allahu AkbarCamer wiil dhalinyaro ah oo u dhashay Liby...
29/05/2025

Awooda Allah.Waxi ilahey kula doono cidna kaama hor istaagi karto.Allahu Akbar
Camer wiil dhalinyaro ah oo u dhashay Libya, waxa uu la kulmay arrin amni oo ka dhacday garoonka diyaaradaha taasoo keentay in uu ka baaqdo duulimaadkii Xajka. Intii hujjaydu diyaaradda raacayeen oo ay duushay, Ameer wuxuu garoonka ku haray isagoo leh iimaan xooggan, kuna dhawaaqaya: “Waxaan niyeysatay in aan Xaj gudanayo, In Sha Allah waan tegi doonaa.”

Daqiiqado kaddib, diyaaraddii ayaa dib ugu soo laabatay cilad darteed — hase yeeshee weli looma oggolaan in Cameer raaco. Markale ayay duushay, balse markan kalena cilad kale ayaa ku qasabtay inay dib u soo noqoto.

Ugu dambeyn, Ameer ayaa raacay diyaaraddii, waxaana ay si nabad ah ku gaartay goobtii loogu talagalay. Safar dib u dhacay, balse Ilaahay u qoray. 🌙✨



Dr.Ceyni Maxamed

30/03/2025

Ciid wanaagsan Qaraabo

28/03/2025

Danbigeena iyo danbi waalidkeen Allah cafiyo
Salaada,soonka, sadaqada iyo Khuraan aqriska Allah inoo fududeeyo.
Qofwalba culeyska heysta Allah ufududeeyo.
Qofwalbo xanunsan Allah caafiyo xanuunkana danbi dhaaf Allah ugu yeelo.
Qofwalba sida uu jecelyahay qeyrkiisa ku jiro Allah uyeelo.
Qofwalba oo iskaabulo ah lamaane qeyr qabo oo nolasha lafahmo Allah usahlo.

Waa jimcihi ugu dambeyay bisha barakeysay Allah ina waafajiyo saacada ducooyinka eebe aqbalo ee kujirto maalinta jimcaha.

Jimco Mubaarak,Ramadaan Kariim

27/01/2025

Waxaa Allah ugu mahad celinaayaa in 46K qof Page-keyga in ey ku xirantahay waliba anigoo wanaag gudbinaayo.

Aad iyo aad ayaad umahadsantihiin walaalaha wanaaga aanku saaxib nayoo Allah idin barakeeyo dhamaantiin guuleysta❤️

Qaliimada dib u habeenta jirka iyo qurxinta jirka .Waxaan hubaa in aad wax badan kafaaidi doontaan dhaqtarka insha Allah...
07/01/2025

Qaliimada dib u habeenta jirka iyo qurxinta jirka .
Waxaan hubaa in aad wax badan kafaaidi doontaan dhaqtarka insha Allah hala follow gareeyo

🤲
01/01/2025

🤲

03/11/2024

هلا ومليون مرحبا بهلال شهر جمادى الأولى
‏اللَّهمَّ أهلِه علَينا باليُمنِ والإيمانِ والسَّلامَةِ والإسلامِ ربِّي وربُّكَ اللَّهُ.
وبقيت ٤ أشهر على شهر رمضان اللهم بلغنا شهر رمضان ونحن ومن نحبهم وعامة أمة سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم في عفو وعافية وصلاح بال وستر حال و توفيقا. اللهم آمين🤲
🌹صبحكم الله بخيرات الدنيا ونعيم الاخرة🌹

Tijaabi aragaaga oo sheeg nambarka kamuuqdo sawirka?
10/10/2024

Tijaabi aragaaga oo sheeg nambarka kamuuqdo sawirka?

Indirizzo

Via Angiolo Cassioli
Rome
00169

Orario di apertura

Lunedì 09:00 - 17:00
Martedì 09:00 - 17:00
Mercoledì 09:00 - 17:00
Giovedì 09:00 - 17:00
Venerdì 09:00 - 17:00
Sabato 08:00 - 17:00
Domenica 08:00 - 17:00

Telefono

+256706598683

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Dr.Ceyni Maxamed pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Condividi