Aden Abdulle Hospital

Aden Abdulle Hospital Hooyga waaya aragga caafimaad Hoyga Waaya Aragga Caafimaad

Aden Abdulle Hospital Uga bogso finanka wajiga mudo kooban
21/07/2025

Aden Abdulle Hospital Uga bogso finanka wajiga mudo kooban



Aden Abdulle Hospital La Kulanka Dhakhtarka Cunaha, Dhegaha & Sanka Dr Mohamed Sheikh Mohamud waa Bilaash!!!Aden Abdulle...
20/07/2025

Aden Abdulle Hospital La Kulanka Dhakhtarka Cunaha, Dhegaha & Sanka Dr Mohamed Sheikh Mohamud waa Bilaash!!!

Aden Abdulle Hospital || Hooyga waaya aragga caafimaad ||

19/07/2025

Aden Abdulle Hospital Waxaa kusoo biiray Dr Mohamed Sh. Mohamud (DR BISHAAR) Dhakhtarka Cunaha, Dhegaha & Sanka (E.N.T)
LA KULANKA DHAKHTARKA BISHA JULY WAA BILAASH!!!

Aden Abdulle Hospital || Hooyga waaya aragga caafimaad ||

Aden Abdulle Hospital La Kulan Dhakhtarka Cunaha, Sanka & Dhagaha Dr Bishaar waa bilaash inta ka dhiman bisha luuliyo Ad...
17/07/2025

Aden Abdulle Hospital La Kulan Dhakhtarka Cunaha, Sanka & Dhagaha Dr Bishaar waa bilaash inta ka dhiman bisha luuliyo

Aden Abdulle Hospital || Hooyga waaya aragga caafimaad ||


16/07/2025

🎥 Qaybta 2-aad ee taxanaha Fahamka caafimaadka wadnaha!
dhakhtarkeenna ku takhasusay cudurrada wadnaha, oo si faahfaahsan uga jawaabaya su’aalaha ugu badan ee bulshada ka qabto caafimaadka wadnaha. Taxanahaan waxa uu dabooli doonaa wax walba – laga bilaabo xanuunka sida uu u shaqeeyo wadnaha bini aadamka iyo talooyin nololeed oo caafimaadkaaga wanaajinaya.
💬 Su’aalaha aad qabto Noogu reeb qeybta faallooyinka waxaa laga yaabaa inaan ka jawaabno qeybaha xiga!
❤️ La wadaag saaxiibadaada iyo qoyskaaga aan kor u qaadno wacyiga bulshada.

Aden Abdulle Hospital  Lasoco Taxanaha Fahamka Caafimaadka wadnaha qeybtiisa 2aad 3:00PM
16/07/2025

Aden Abdulle Hospital Lasoco Taxanaha Fahamka Caafimaadka wadnaha qeybtiisa 2aad 3:00PM


14/07/2025

🎥 Qaybta 1-aad ee taxanaha Fahamka caafimaadka wadnaha!
dhakhtarkeenna ku takhasusay cudurrada wadnaha, oo si faahfaahsan uga jawaabaya su’aalaha ugu badan ee bulshada ka qabto caafimaadka wadnaha. Taxanahaan waxa uu dabooli doonaa wax walba – laga bilaabo xanuunka sida uu u shaqeeyo wadnaha bini aadamka iyo talooyin nololeed oo caafimaadkaaga wanaajinaya.

💬 Su’aalaha aad qabto Noogu reeb qeybta faallooyinka waxaa laga yaabaa inaan ka jawaabno qeybaha xiga!
❤️ La wadaag saaxiibadaada iyo qoyskaaga aan kor u qaadno wacyiga bulshada.

Aden Abdulle Hospital Lasoco Taxanaha Fahamka Caafimaadka wadnaha qeybtiisa 1aad 3:00PM
14/07/2025

Aden Abdulle Hospital Lasoco Taxanaha Fahamka Caafimaadka wadnaha qeybtiisa 1aad 3:00PM


13/07/2025

Aden Abdulle Hospital waxaan bixinaa daryeel caafimaad oo dhameystiran, adeegyo iyo qalab casri ah oo kaa caawinaya inaad hesho caafimaad waara. Waxaan diyaar u nahay inaan ku siino daryeel caafimaad oo tayadiisu sareyso iyo dhakhaatiir leh takhasusyo kala duwan.

Dhakhaatiirta kala duwan ee Isbitaalka aadka heli karto
✅ Dhakhtarka Qalliimada Guud & Kuwa casriga Dr Abdifitah Ilkacase
✅ Dh. Lafaha, Murqaha & Seedaha Dr Saciid Aden Abdulle
✅ Dh. Cudurrada Guud & Dhiiga Dr maxamuud zaahid maxamuud
✅ Dh. Kilyaha, Kaadi heysta iyo Tarranka Ragga Dr Hussain ali Sh.
✅ Dh. Timaha, Maqaarka iyo Ciddiyaha Dr Nasiib
✅ Dh. Cudurrada Guud & Neefmareenka Dr samadoon
✅ Dh. Caruurta ditores Maryan Ali Abdulle
✅ Dh. Haweenka dr Hassan ali gedi.
✅ Dh. Cunaha Sanka iyo Dhegaha Dr Hassan Osman maxamed
✅Dh.Cudurrada Guud & Wadnaha Dr. Yusuf Abdallah

Sido kale isbitaalka Waxaa ka helaysaa
✅Qeybta. GARGAARKA DEG DEGGA oo kuu adeegaysa 24saac
✅ Sidoo kale Isbitaalka waxaa kuugu diyaar ah CT Scan iyo raajo Digital ah

✅ iyo Qeybaha xanaanada Dadka waaweyn I.C.U & caruurta N.I.C.U

Isbitaalka Adan Cadde - Hooyga waaya aragga caafimaad




12/07/2025

Aden Abdulle Hospital Hadii aad tahay qof dumar ah oo aad isku aragtid 5tan calaamadood la kulan dhakhtar dumar

Aden Abdulle Hospital || Hooyga waaya aragga caafimaad ||



10/07/2025

Aden Abdulle Hospital 🩺 Qeybta xanuunada Wadnaha

wuxuu kuu diyaariyay baaritaan dhamaystiran iyo daryeel takhasusi ah.

Dhakhaatiir khibrad sare leh ayaa diyaar u ah daweeynta bukaana , sidoo kalena bixiyaan talooyin caafimaad oo joogto ah.

📞 Wac lambarka 4747 si aad ballan u qabsato.

Aden Abdulle Hospital Hooyga Waaya-aragga Caafimaad.



09/07/2025

Aden Abdulle Hospital Sidee loogu hortagi karaa kansarka ku dhaco ilmo galeenka afkiisa



Address

Mogadisho

Telephone

+252619030303

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aden Abdulle Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Aden Abdulle Hospital:

Share

Category