Bulsho Bile Hospital

Bulsho Bile Hospital Bulsho bile hospital waa.isbitaal garab siiyo dadka danta yar aan awoodin

had a fruitful visit to   in Mogadishu today, warmly received by  . Zafer Eşki, Programme Coordinator.We discussed oppor...
25/09/2025

had a fruitful visit to in Mogadishu today, warmly received by . Zafer Eşki, Programme Coordinator.
We discussed opportunities for development cooperation and impactful community support.
Thanks to TİKA Somalia, especially Mr. Zafer Eşki, for their hospitality and great teamwork!

Codee Dr. Shaafici Maxamed Abukar!Wuxuu u taagan yahay Wakiilka Soomaaliya ee Youth Adaptation Network (YAN).✅ Dhiirrige...
26/06/2025

Codee Dr. Shaafici Maxamed Abukar!
Wuxuu u taagan yahay Wakiilka Soomaaliya ee Youth Adaptation Network (YAN).
✅ Dhiirrigeli dhalinyarada
✅ Dhiidhiya isbedelka cimilada
✅ Dhis xalal waara


🗳️ Codkaaga dhiibo:
🔗 https://forms.gle/zv93kzY4jsxq2ThK9
👉 Dooro Lambarka 2

15/06/2025
🗳️   Xasan Cali Khayre – Musharraxa Doorashada Madaxtinimada.                                 2026 🇸🇴    Waxaan helay fu...
04/06/2025

🗳️ Xasan Cali Khayre – Musharraxa Doorashada Madaxtinimada.
2026 🇸🇴
Waxaan helay fursad qaali ah oo aan kulan gaar ah kula yeeshay Mudane Xasan Cali Khayre, musharraxa u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada 2026.
Kulankeenna wuxuu diiradda saaray mustaqbalka Soomaaliya, qorshayaal horumarineed, iyo muhiimadda ay leedahay hoggaan daacad ah oo shacabka u adeega. Mudane Xasan Cali Khayre wuxuu muujiyay aragti cad iyo rabitaan dhab ah oo dalka lagu horumarin karo.

Address

Warshadaha Warshadaha Jamaacada Islmiga AL HUDA Deyniile
Mogadisho

Telephone

+252616981994

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsho Bile Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bulsho Bile Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram