Bahnano Physiotherapy and Fitness Centre 1

Bahnano Physiotherapy and Fitness Centre 1 ku soodhawoow bahnano physiotherapy and fitness center

28/07/2025

Samaynta adimaha dadka caawiya ugu kaalay Bahnano Orthosis and Prosthersis Factory POA

28/07/2025

Bahnano physiotherapy waxa ka howlgala dhaqaatiir isugu jira Somali iyo ajaaniib, kuwaasoo leh khibrad sare oo caalami ah

23/07/2025

Ma ka cabanaysaa garab xanuun?
Dhaawac makaa soo gaaray?
Awood la'aan iyo dhaqdhaqaaq xaddidan ma ka dareemaysaa garabkaaga?

Haddaba Xarunta Bahnano Physiotherapy ayaa u diyaarisay bulshada daryeel xirfadeed oo ka caawinaya:
✅ Yareynta xanuunka
✅ Soo celinta awoodda garabka
✅ Xoojinta murqaha iyo kala-goysyada
✅ Soo kabasho buuxda oo ammaan ah

22/07/2025

Masha Allah, waxay si wanaagsan uga soo kabanaysaa xanuunkii kadib markii ay qaadatay daaweynta physiotherapy-ga. Ilaahay ha u siyaadiyo caafimaadka!

ka bogso xanuunada kala goysada u kaalay Bahnano Physiotherapy and Fitness Centre 1
22/07/2025

ka bogso xanuunada kala goysada u kaalay Bahnano Physiotherapy and Fitness Centre 1

22/07/2025

Ma la dhibanta xanuunka jilbaha? Mise dhaawac ayaa kaa soo gaaray?

Haddii aad dareemayso xanuun ama dhibaato ka jirta jilbahaaga, haka welwelin

Bahnano Physiotherapy ayaa bulshada u diyaarisay adeegyo daaweyn iyo daryeel tayo leh, kuwaas oo bulshada ka caawinaya inay ka soo kabtaan xanuunka iyo dhaawacyada ku dhaca jilbaha. Waxaa ku sugan dhaqaatiir khibrad leh iyo qalab casri ah si loo hubiyo in ay si degdeg ah u bogsadaan

22/07/2025

Bahnano physiitherapy waa hoyga physiotheray-ga wadanka

Waxaana bixinaa physiotherapy kala duwan oo ay kamid yihiin physiotherapy dumarka caruurta iyo ragga

21/07/2025

Bahnano Physiotherapy – Garab ayaan u nahay bukaankeena ilaa ay helaan sookabasho buuxda

Xarunta Bahnano Physiotherapy waxaa ka go’an inay bukaanadeeda garab istaagto ilaa ay ka helaan bogsiin buuxda iyo soo kabasho dhammaystiran. Waxaan u heellanahay daryeel joogto ah, taageero , iyo daaweyn farsamo sare leh

21/07/2025

Bahnano Physiotherapy – Howlmaalmeedkeennu waa u adeegidda bulshada

19/07/2025

Masha allah Lugtii wuu kasoo bogsanayaa si sifiican Caafimaadkiisu wuu soo hagaagayaa maalinkasta – mahad Alle!

19/07/2025

Ali Nor Mohamud “Bahnano Physiotherapy waxaan keenay wiil aan adeer u ahay oo markii h**e ku socday faraha foodooda. Waxaa loo sameeyay daryeel dhammeystiran oo ay ka mid ahaayeen:

Physiotherapy joogto ah, Qaliin lagu toosiyay seedaha, Jeesto
iyo qalab gaar ah oo sameeyay oo lugaha taageera"

19/07/2025

Ma la tacaalaysaa xanuunka gacmaha ama daciifnimada murqaha?

Kusoo dhawoow xarunta Bahnano physiothetapy halkaas oo aan ku bixino daaweyn casri ah oo lagu xoojiyo murqaha iyo soo celinta awoodda gacmaha.

Address

Mogadisho

Opening Hours

Monday 07:30 - 16:00
Tuesday 07:30 - 16:00
Wednesday 07:30 - 16:00
Thursday 07:30 - 16:00
Saturday 07:30 - 16:00
Sunday 07:30 - 16:00

Telephone

+252613209070

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bahnano Physiotherapy and Fitness Centre 1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bahnano Physiotherapy and Fitness Centre 1:

Share

Category