ABUBASHIR HOSPITAL

ABUBASHIR HOSPITAL Your health, our priority – Abubashir Hospital, Mogadishu’s trusted private care. Waan daaweynaa, Allaha ayaase bogsiiya.

05/05/2026

🌸 Maalinta Umulisoyinka Adduunka 🌸
Umulisadu waa geesiyaal badbaadiya hooyo iyo ilmo 🤍
Abu Bashir Hospital waxay ku faantaa umulisooyin khibrad leh oo hubiya dhalmo ammaan ah.
🎉 Hambalyo dhammaan umulisada!
📍 Abu Bashir Hospital – Mogadishu

Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka (World Midwives Day) 🤱💙Waxaan si qoto dheer u xusaynaa doorka muhiimka...
05/05/2026

Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka (World Midwives Day) 🤱💙
Waxaan si qoto dheer u xusaynaa doorka muhiimka ah ee umulisooyinka ku leeyihiin badbaadinta nolosha hooyooyinka iyo dhallaanka. Iyagu waa geesiyaasha aamusan ee maalin kasta u taagan daryeel, xirfad, iyo naxariis.

Hooyo Kasto Waxay Mudan Tahay Dhalmo Aan Xanuun LaheynNagu Soo BooqoQeybta Haweenka
04/05/2026

Hooyo Kasto Waxay Mudan Tahay
Dhalmo Aan Xanuun Laheyn
Nagu Soo Booqo
Qeybta Haweenka

Daaweynta Dhalmo la,aanta DumarkaNagu Soo Booqo Qeybta Haweenka
03/05/2026

Daaweynta Dhalmo la,aanta Dumarka
Nagu Soo Booqo Qeybta Haweenka

 Maanta ka fikir caafimaadkaaga,ka hortag, oo la tasho Dhaqaatiirxirfadlayaal ahnagu Soo Booqo
30/04/2026


Maanta ka fikir caafimaadkaaga,
ka hortag, oo la tasho Dhaqaatiir
xirfadlayaal ah
nagu Soo Booqo

30/04/2026

🚨 Wargelin Muhiim Ah 🚨
Dr. Bashir (Dhakhtarka Haweenka & Qalliimada Laser-ka) oo safar shaqo uga maqnaa dalka dibadiisa ayaa dib ugu soo laabanaya dalka, wuxuuna ka howl bilaabayaa Isbitaalka Abubashir:
🗓️ Sabti, 2 may
👉 Haddii aad sugaysay, fadlan horey u soo gaar ama ballan sii sameyso.

🚨 Wargein Muhiim Ah!Isbitaalka Abu Bashir Hospital waxa uu si sharaf leh idiinku soo gudbinayaa inDr Bashir uu howlgalki...
27/04/2026

🚨 Wargein Muhiim Ah!
Isbitaalka Abu Bashir Hospital waxa uu si sharaf leh idiinku soo gudbinayaa in
Dr Bashir uu howlgalkiisa caafimaad ka bilaabayo isbitaalka maalinta:
🗓️ Sabtida 28 Maarso
Fursad qaali ah u hel la-talin iyo daryeel caafimaad oo tayo sare leh 👨‍⚕️✨
📞 Nala soo xiriir: 2055
📍 Mogadishu, Somalia

26/04/2026

In ka badan 25 sano oo adeeg iyo kalsooni ah 🤍
Abubashir Hospital wuxuu kuu hayaa adeegyo dhammeystiran: qaliin casri ah, hooyada iyo dhallaanka, carruurta, iyo gargaarka degdega ah 24/7.
Caafimaadkaaga waa mudnaanteena koowaad.

🌍 World Malaria Day – 25 AprilDuumada waa laga hortagi karaa, lana daweyn karaa. Is ilaali, caafimaadkaagana daryeel.📞 +...
25/04/2026

🌍 World Malaria Day – 25 April
Duumada waa laga hortagi karaa, lana daweyn karaa. Is ilaali, caafimaadkaagana daryeel.
📞 +252 61 5296 650 / +252 613 332 244
☎️ 2055
📍 Suuq Bacaad, Muqdisho – Somalia

23/04/2026

Munaasabadda Mahadcelinta iyo Dhiiragelinta
Howlwadeenada Isbitaalka Abubashir 👏✨

Shahada sharah  Howlwadeenada
23/04/2026

Shahada sharah Howlwadeenada

Qeybta 1 Sawirada
23/04/2026

Qeybta 1 Sawirada

Address

385V+3C Mogadishu
Mogadisho
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ABUBASHIR HOSPITAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to ABUBASHIR HOSPITAL:

Share

Category