Drsuleiman Abdi Ismail

Drsuleiman Abdi Ismail MBBS/MS/MAS

Saadaali oo ku guuleyso $10 kulanka u dhaxeeyo Bayer Munich vs PSG👉SHURUUDAHA:1. follow dheh Pagekan2. U Metion garee po...
06/05/2026

Saadaali oo ku guuleyso $10 kulanka u dhaxeeyo Bayer Munich vs PSG
👉SHURUUDAHA:
1. follow dheh Pagekan
2. U Metion garee postigan 5-qof oo asxabtada facebook-ga ah
3. Saadaali natiijada kulanka
F.G : Ogoow pagekaan waa inaad follow dhahdaa Waa Bixiyaasha Abaalmarinta
Mahadsanidiin🙏.

Daaweenta iyo Qaliinada Qabsinka Hab casri ah.  soo booqo Xaruntena Caafimaadka    Mogadishu_somalia
05/05/2026

Daaweenta iyo Qaliinada Qabsinka
Hab casri ah.

soo booqo Xaruntena Caafimaadka

Mogadishu_somalia

Qaliinada Eernada Raga iyo Dumarka Hab casri ah.  soo booqo Xaruntena Caafimaadka    Mogadishu_somalia
03/05/2026

Qaliinada Eernada Raga iyo Dumarka
Hab casri ah.

soo booqo Xaruntena Caafimaadka

Mogadishu_somalia

Nala wadaag xanuunnada ugu badan ee sanadahan dambe ku soo badanaya dadkeenna. (Community Response)Waxaa jira xanuunno h...
01/05/2026

Nala wadaag xanuunnada ugu badan ee sanadahan dambe ku soo badanaya dadkeenna. (Community Response)

Waxaa jira xanuunno h**e tiradoodu aad u yareyd, balse maanta si weyn u kordhay oo saameyn ballaaran ku yeeshay bulshada. Sidoo kale, waxaa jira xanuunno dadkeenna h**e ugu badnaa, hase yeeshee maanta saameyntoodii ay hoos u dhacday.

Kororka iyo isbeddelka xanuunnadan waxaa qeyb ka ah isbeddelka nololeedka, cunnooyinka, deegaanka, iyo wacyiga caafimaad ee bulshada.

Qaliinka Qanjirada Dhuunta●Daaween iyo●Qaliin Casri ah  aad cilad caafimaad daro isku aragtay waxaad inagu soo booqataa ...
28/04/2026

Qaliinka Qanjirada Dhuunta

●Daaween iyo
●Qaliin Casri ah

aad cilad caafimaad daro isku aragtay waxaad inagu soo booqataa Xaruntena.

24/04/2026

Hooyo Soomaaliyeed oo in mudo ah la xanunsaned xanuun dhanka Xameetida ayaa u sameeyay qaliin guuleystay oo lagu daweeyay dhagxaanta xameetida (gallstones).

Alhamdulillah, xaaladda hooyada waa mid wanaagsan, waxayna si nabad ah uga soo kabaneysaa qaliinka.🩺

💎 Adeegyadeena Caafimaad:
✔️ Baaritaan dhamaystiran (Full Che -up)
✔️ Daaweeyn tayo sare leh
✔️ Qaliinada leysarka oo lagu kalsoonaan karo

Qaliinada leysarka ee Dhagxaanta Xameetida   soo booqo Xaruntena Caafimaadka    Mogadishu_somalia
23/04/2026

Qaliinada leysarka ee Dhagxaanta Xameetida

soo booqo Xaruntena Caafimaadka

Mogadishu_somalia

Qaliinka Qanjirka Prostate-ka iyo Dhagxaanta Kaadi Haysta●Daaween iyo●Qaliin Casri ah
19/04/2026

Qaliinka Qanjirka Prostate-ka iyo Dhagxaanta Kaadi Haysta

●Daaween iyo
●Qaliin Casri ah

QALIINKA DHAGXAANTA XAMEETIDA Waxan kuu Sameynkarnaa ballamin si aad u hesho daaweyn tayo sare leh.
16/04/2026

QALIINKA DHAGXAANTA XAMEETIDA

Waxan kuu Sameynkarnaa ballamin si aad u hesho daaweyn tayo sare leh.

15/04/2026
Hambalyo Hambalyo Cadnaan Muuse oo noqday qofkii ugu h**eeyey ee sida saxda ah u saadaaliyey Ciyaartii Manchester City i...
13/04/2026

Hambalyo Hambalyo
Cadnaan Muuse oo noqday qofkii ugu h**eeyey ee sida saxda ah u saadaaliyey Ciyaartii Manchester City iyo Chelsea

markale hadiyadina adaga ku guuleystay.

Dhammaantiin Nasiibkale oo wanaagsan ayaan idin rajeynayaa insha Allah

Address

Taleex
Mogadisho
252

Telephone

+252619932222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drsuleiman Abdi Ismail posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Drsuleiman Abdi Ismail:

Share

Category