05/05/2026
Calaamadaha lagu garto qumanka (Tonsillitis)
πΉ Calaamadaha ugu badan:
* Cunaha oo xanuuna (sore throat)
* Liqidda oo kugu adkaata ama xanuun leh
* Qandho (fever)
* Qumanka oo barara (tonsillar swelling)
* Qumanka oo casaada, mararka qaar leh malax (white patches/exudate)
* Neef xun (bad breath)
* Codka oo isbedela (muffled voice)
carruurta Waxaa Si Gaar ah Loogu Garan karaa:
* Qufac ama hindhiso yar
* Qanjirrada qoorta (lymph nodes) oo barara iyo xanuuna keena
* Cunno diid ama cunista oo yaraata
* Daal iyo tabar yari