Dr mohamed mukhtar

Dr mohamed mukhtar Waxaan halkaan idin kula soo wadaagi donaa casharo ku sabsan caafimadka qeybihiisa kala duban

Wacyi galinta xanunka Gowracatada PMA
25/06/2025

Wacyi galinta xanunka Gowracatada
PMA

21/06/2025
02/04/2025

muhiimada uu leyahay in kombutar la saro hooyada xiliga ay uurka ledahay

Cilmi-baaris uu sameeyay Dr. Yoshinori Ohsumi oo ah dhaqtar ku takhasusay sida uu u shaqeeyo jirka aadanuhu ayuu ku ogaa...
18/03/2025

Cilmi-baaris uu sameeyay Dr. Yoshinori Ohsumi oo ah dhaqtar ku takhasusay sida uu u shaqeeyo jirka aadanuhu ayuu ku ogaaday in markuu qofku gaajoodo uu jirkiisu bilaabayo inuu cuno Carbohydrates-ka iyo Dufanka ku keydsan Unugyada jirka, taas oo keeneysa inuu jirku iska nadiifiyo iskana saaro Unugyada keeno Kansarka, Duqnimada, Asaasaqa, Sokorta, Cadaadiska-dhiigga, iyo Cudurada ku dhaca Wadnaha, iyo in jirka laga saaro Cholesterol-ka iyo Cusbooyinka aan loo baanheyn ee dheeraadka ku ah jirka.

Iscunidda jirka(Autophagy) waxay bilaabaneysaa haddii uu qofku shaqeeyo Sideed Saacadood xiriir ah isaga oo aan wax cunin, uuna sidaas joogteeyo maalmo badan, si aysan unugyadii dhintay jaanis ugu helin inay dib usoo noolaadaan.
Dr. Yoshinori Ohsumi wuxuu talinayaa inuu qofku isgaajeysiiyo oo uusan wax cunin ugu yaraan 8 ilaa 16-Saacadood Labo ilaa Saddex Maalmood todobaadkiiba, wuxuuna sidoo kale soo jeediyay inuu sidaan qofku sameeyo ugu yaraan hal bil Sanadkiiba.

Dr. Yoshinori Ohsumi oo ah dhaqtar u dhashay Japan, waxna ka dhiga machadka diraasaaadka hal-abuurka Jaamacadda Tokyo ee dalka Japan wuxuu Cilmi-baaristaan Sanadkii 2016-kii ku mudeystay Shahaadada Caalamiga ah ee Nobel Prize-ka ee dhanka Caafimaadka.

Cilmi-Baarista dhaqtarkaan lagu abaal-mariyay 2-Sano kahor waxay diinteenna Islaamku na fartay 1437-Sano kahor, oo Tiirarka Islaamka ayayba kamid tahay inuu qofku 30-Maalmood oo xiriir ah ka Soomo Sanad kaste, Nabigeenuna Sallallaahu Calayhi Wasallam wuxuu jideeyay inuu qofku Soomo ka Labo Maalmood Todobaaakiiba (Isniin iyo Khamiis).

Ramadaankaani waa fursad dambi-dhaaf iyo naar-ka-xoreyn, waana jaanis uu Alle dad badan uga xoreynayo Naarta iyo Kuleylkeeda. Ramadaankan waa fursad Caafimad oo ay dad badan uga badbaadayaan Cudurro haya ama kusoo fool-leh.

Eebe ha inooga dhigo maalmo nabdoon iyo habeenno xasilloon. Allow nagu dar kuwa Soonkaan ka faa’iideysta, aadna ugu deeqdo Raxmaddaada, damb-dhaafkaada, iyo naar-ka-xoreyn

01/03/2025

All Muslims Ramadaan kreim 🌙 A round to the world

03/01/2025

Tababar ku sabsan fundamental of nurse ( basic skills of nursing)wqxyabaha lagu qadan dono tabarka waxa ka mid ah vital sign sida Bp,pulse,temperature,RR sido kale galinta catheter ka cannula,NG tube, iyo kuwo kalo badan cidi danaynaysa whats app group link haku biran halka ayay xogta xiliga la bilabayo ka helayan https://chat.whatsapp.com/Fs4MGThXx8SLKVDZ3rSDve

Waxkastoo qarar ayay dhadhamiyay lkn manan arag wax ka qarar u bahnanshaha Beni adanka
31/10/2024

Waxkastoo qarar ayay dhadhamiyay lkn manan arag wax ka qarar u bahnanshaha Beni adanka

22/10/2024

Marar badan waxan aragnay dumar urka is ka baray oo negative aya nahay leh lkn marki computarka ultrasound la sarayna noqday uur qaladka maxa kena halkan ka dawado mesha u qaladka ka jiro

06/09/2024

Tabarkii ino socday casharkii kowad immunization and vaccines. Hadii aad daneyneysid tababarka wad nagu so biri kartaa. ku sabsan talaalka ( immunization and vaccination) tababarkan wuxuu muhiim u yahay dhaman bulshada gar ahan ardayda barata qeybaha kala duban ee cafimadka iyo kuwa ka shaqeya xarumaha cafimadka ee laga bixiyo talalka sido kale hoyoyinka Wuxu socondona 7 malmod Waxa lagu qadanaya zoom online Waqtiga habenkii afarsac (10:00pm)Sido kale waxa lagu qadan dona offline qofki galkacyo jogo labo shift subax 8:00AmGalab 5:00pmQofki daneynaya wuxu ku so biri donaa whats app group ka link hose asxabtinana la wadaxa si ay ugu fa idestan https://chat.whatsapp.com/FHsprtsDsyTGXYM7FuYJng

29/08/2024

Waxaan bilabaynaa 3/9/2024 ku sabsan talaalka ( immunization and vaccination) tababarkan wuxuu muhiim u yahay dhaman bulshada gar ahan ardayda barata qeybaha kala duban ee cafimadka iyo kuwa ka shaqeya xarumaha cafimadka ee laga bixiyo talalka sido kale hoyoyinka
Wuxu socondona 7 malmod
Waxa lagu qadanaya zoom online
Waqtiga habenkii afarsac (10:00pm)
Sido kale waxa lagu qadan dona offline qofki galkacyo jogo labo shift subax 8:00Am
Galab 5:00pm

Qofki daneynaya wuxu ku so biri donaa whats app group ka link hose
asxabtinana la wadaxa si ay ugu fa idestan

https://chat.whatsapp.com/FHsprtsDsyTGXYM7FuYJng

Waxaan halkaan idin kula soo wadaagi donaa casharo ku sabsan caafimadka qeybihiisa kala duban

Jimco wanagsan asxabteyda facebook
29/08/2024

Jimco wanagsan asxabteyda facebook

20/08/2024

*War galin muhiim*Dhamaan bulshada soomaaliyeed waxaa lagu wargalinaya in Hayaat collage of health science uu qabanayo fasalo cusub kuwasoo kala ah *diploma programs*1. Diploma pharmacy2. ⁠Diploma nurse3. ⁠Diploma nutrition4. ⁠Diploma laboratory 5. ⁠Diploma midwife Sido kale macadka wuxu bixiya (short courses) koorsoyin gaagaban sida 1. Ultrasound traning 2. ⁠nursing basic skills3. ⁠wound management and suturing 4. ⁠ECG 5. ⁠hospital task traning 6. ⁠(WASH program 7. ⁠OTP training 8. ⁠obstetric emergencies managementF.g. ardaydu wuxui heliyaa practical fican wuxuuna ku qaadanayaa hayaat hospital iyo isbitaalka weyn ee mudug regional hospital.Hadaba hadii aad danaynayso barashada xirfadaha qeybaha kala duwan ee cafimadka. Booqo xarunta machadka ama la xiriir teleefanadaan: 0907545712/0907718798.

Address

Mogadisho

Telephone

+252617947112

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr mohamed mukhtar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr mohamed mukhtar:

Share

Category